Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo gaaray Kismaayo

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo gaaray Kismaayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Kumeel gaarka ah ee dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa gaaray wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Heer Federaal Muuse Geelle Yuusuf.

Wafdiga ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha magaalada Kismaayo kusoo dhaweeyay Xubnaha GuddigaDoorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Jubbaland oo uu horkacayo Gudoomiyaha Guddiga  Siyaad Maxamed Mursal iyo Xubno kale.

Related posts

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

March 24, 2026

Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka Heer Federaal iyo xubnaha kale ee lasocda ayaa Kismaayo u tegay sidii ay xog ogaal uga noqon lahaayeen doorashada Kuraasta jadwalka doorashadooda ay  shaaciyeen Guddiga doorashooyinka Jubbaland

Maalinta Axadda ah ee soo socota ayaa la filayaa in Magaalada Kismaayo e lagu qabto doorashada lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya.

Previous Post

Maali oo ka hortimid heshiis ay horay ula gashay Faransiiska

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo Ka Guddoomay Safiirka Cusub ee Boqortooyada Sacuudiga

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo Ka Guddoomay Safiirka Cusub ee Boqortooyada Sacuudiga

Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo Ka Guddoomay Safiirka Cusub ee Boqortooyada Sacuudiga

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

March 24, 2026
0

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa sheegay in wasaaraddu gacanta ku hayso siyaasad diyaarinta...

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In