Monday, April 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha hay’adda maareenta musiibooyinka oo qaabilay madax ka socotay Bisha Cas

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha hay’adda maareenta musiibooyinka oo qaabilay madax ka socotay Bisha Cas
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026
Guddoomiyaha hay’adda Maareynta musiibooyinka Qaran Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan la qaatay wafdi uu hoggaaminayo Madaxa Xafiiska Bisha Cas Soomaaliya ee dalka Qatar Mudane Axmed Aadam Xaamid.

Kulankan oo ka dhacay Xarunta dhexe ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee Magaalada Mogadishu ayaa waxaa looga  hadlay wada shaqayn dhexmarta labada hay’adood oo ku aaddan arrimaha la xariira hawlaha bini’aadinnimo, abaaraha iyo gargaarka.

U qaabilsanaha hay’adda Bisha Cas ee Qatar ee dalka Soomaaliya Mudane Ahmed Adam Hamid ayaa ugu horeyn ka mahadceliyay soo dhaweynta sarreyso ee loo sameeyay isaga iyo wafdigiisa, sidoo kalana sheegay Hay’adda Maareynta musiibooyinka in ay Bisha cas Qatar diyaar u tahay in ay si dhow ula shaqeeyso, isagoo ballan qaaday in ay ka tageeri doonaan arrimaha gurmadka deg deg oo ay Bisha cas Qatar khibrad dheer u leedahay.

Ugu danbeeyn Gudoomiyaha SoDMA Muadane Maxamuud Macallin ayaa Hay’adda Bisha Cas Soomaaliya ee dalka Qatar iyo dowlada Qatar si guud kaga mahadceliyay garab istaagga shacabka Soomaaliyeed, waxaa uuna ka codsaday in ay sii wadaan dadaalkooda iyo garab isaaggooda, maadama ay dalka jirto xaalad adag oo bin’ aadanimo.

Previous Post

Marwada madaxweynaha oo haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeysay munaasabadda 8 March

Next Post

Agaasimaha Guud ee hay’adda Socdaalka oo bogaadiyay ansixinta sharciga Hey’adda

Next Post
Agaasimaha Guud ee hay’adda Socdaalka oo bogaadiyay ansixinta sharciga Hey’adda

Agaasimaha Guud ee hay’adda Socdaalka oo bogaadiyay ansixinta sharciga Hey'adda

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHAB):-Qaar ka tirsan Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhaba, ayaa maanta kulamo kala duwan kula qaatay...

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Degmada Buurhakaba...

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay qaybo ka mid ah Odayaasha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In