Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Oo La Kulmay Mas’uuliyiin KaTirsan KG

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Oo La Kulmay Mas’uuliyiin KaTirsan KG
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka  Soomaaliyeed mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo Wafdi uu hogaaminayo oo maanta gaaray Baydhabo ayaa kulan la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ahna Wasiirka gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Mudane Cabdinaasir Cabdi Caruus.

Shirka ayaa looga hadley sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta hay’adaha gargaarka ee Gurmadka ka wada Koonfur Galbeed iyo Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed .

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

March 7, 2026
Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026

Hay’adda  Maareynta Musiibooyinka Qaranka iyadoo  kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta  Musiibooyinka KGS ayaa  Diyaarado gargaar Raashin ah sida gaarsiisey Degmooyinka Xudur iyo Baydhabo, kuwaasi oo loogu tala galey in la gaarsiiyo Dadka ay Abaartu saameysay ee ku nool Deegaannada Koonfur Galbeed .

Gudoomiyaha Guddiga Gurmadka Abaarha Dowladda Koonfur Galbeed ahna Wasiirka gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Koonfur Galbeed Mudane Cabdinaasir Cabdi Caruush ayaa ugu Mahadceliyey Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka  Garmadka ay soo gaarsiiyeen KG, wuxuuna balan qaadey in ay gaarsiin doonaan Dadkii loogu talagaley.

Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka  Soomaaliyeed Mudane Maxamuud Macalin Cabdule ayaa xusay in gargaarka Raashinka ay soo gaarsiiyeen Degmooyinka Xudur iyo Baydhabo uu yahay mid loogu talagalay in lagu caawiyo bulshada ay abaaruhu saameeyeen.

Guddiga Gurmadka Abaarha Dowladda Koonfur Galbeed  ayaa wada dadaallo Gurmad lagu gaarsiineyo Qoysaska Abaartu saameysay ee ku Nool Deegaanada Koonfur Galbeed.

Previous Post

Wasiirka waxbarashadda ee XFS oo soo xiray shirka wadatashiga Qaran ee sameynta sharciga illaaalinta goobaha Hidda-dhaqanka.

Next Post

Madaxweynaha Galmudug Oo Saxiixay Sharciyenta Degmooyinka Baxdo iyo Wisil

Next Post
Madaxweynaha Galmudug oo saxiixay shuruuc muhiim ah oo uu Barlamaanka Galmudug meelmariyey

Madaxweynaha Galmudug Oo Saxiixay Sharciyenta Degmooyinka Baxdo iyo Wisil

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

March 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ciidanka Qaranka...

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la afuray cutubyo ka tirsan  Ciidanka Xoogga Dalka, isaga oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

March 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh ka diray geerida, Alle ha u naxariistee, Janaraal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In