Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo soo bandhigay qiimeyn khasaarihii ka dhashay El Niño

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
1 year ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo soo bandhigay qiimeyn khasaarihii ka dhashay El Niño
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa hoollka ay Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Africa (East African Community EAC), ku leedahay xarunta uu ka socdo shirweynaha caalamiga ah ee COP29, ka qabsoomay munaasabad ay Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka SoDMA ku soo bandhigtay daraasad qiimeeeyn ah oo lagu ogaanayay baaxadda saameeynta khasaarahii iyo waxyeelladii ka dhalatay fatahaaddii El Niño ee dalka ku habsatay xilligii Deyrta 2023kii.

Kadib markii la soo bandhigay warbixitaas, waxaa hadal jeedin muhiim ahayd munaasabadda halkaas ka jeediyay Gudoomiyaha Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, isagoo sheegay in ay muhiim tahay in loo tabaabusheeysto sidii dib loogu dhisi lahaa kaabayaashii dhaqaale ee ay fatahaaddu burburisay, sida buundada Baardheere, sidoo kale waxaa marti sharaftii halkaas ka hadashay ka mid ahaa Abassador Jamal oo ah Agaasimaha xarunta la qabsiga isbadalka cimilada ee urur goboleedka IGAD, waxaa kaloo halkaas ka hadlay la taliyaha Wasiirka Wasaaradda qorsheeynta Maxamed Macalin Cumar.

Related posts

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026

Ugu dambeeyntii, waxaa furmay dood ay ka qeybqaadanayaan dhamaan ka soo qeeybgalayaasha shirka, kuwaas oo aad ugu dheeraaday falanqeeynta ah sida ugu fudud oo ay Soomaaliya ku heli lahayd taageero dhaqaale oo loo isticmaallo sidii dib loogu dhisii lahaa kaabayaasha ay burburisay fatahaaddu.

Previous Post

Saraakiil ka tirsan hay’adda socdaalka oo tababar loogu soo gabagabeeyey Masar

Next Post

Cabdiraxmaan Cirro oo ku guuleystay doorashada Somaliland

Next Post
Cabdiraxmaan Cirro oo ku guuleystay doorashada Somaliland

Cabdiraxmaan Cirro oo ku guuleystay doorashada Somaliland

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey

SNAF Clears IED in Gololey

April 6, 2026
0

The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In