Monday, February 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Tamarta  “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Tamarta  “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jaamac Taqal Cabaas.

Guddoomiyaha iyo Wasiirka ayaa ka wada hadlay sidii ay wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha iyo Hay’adda SoDMA ay iskaashi iyo wada shaqeyn dhow u yeelan lahaayeen, gaar ahaan isdhaafsiga xogaha iyo ka hortaga Fatahaadaha si loo yareeyo saamaynta abaaraha, fatahaadaha iyo iswaafajinta dadaalada xarumaha hortabinta ka digista ee saadaasha roobabka iyo biyaha ee labada dhinac.

Related posts

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

February 2, 2026
Guddiga Gurmadka Qaranka oo kulan ka yeeshay abaaraha dalka ka jirta

Guddiga Gurmadka Qaranka oo kulan ka yeeshay abaaraha dalka ka jirta

February 2, 2026

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo heli lahaa hanaan is waafqasan oo lagu yareeynayo saamaynta abaaraha iyo fatahaadaha iyo sidii loo xoojin lahaa arrimaha ku saabsan xalka waara iyo u adkeysiga aafooyinka.

Ugu Danbeeyn Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ayaa soo kormeeray qeybaha ay Hay’adda SoDMA ka koobantay oo ay ka mid yihiin Xarunta Howlgallada Gurmadka Deg degga iyo Xarunta Ka digista halis-wadareedka.

Previous Post

Xuska Maalinta wacyigelinta Ootiisamka Adduunka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Tartamayaasha Degmada Baraawe oo u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Next Post
Tartamayaasha Degmada Baraawe oo u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Baraawe oo u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka “SAWIRRO”

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

February 2, 2026
0

Kulankii finalka ee Koobka Jeneraal Daa'uud ayaa galabta lagi soo gabagabeeyay Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, halkaasi oo ay u daawasho...

Guddiga Gurmadka Qaranka oo kulan ka yeeshay abaaraha dalka ka jirta

Guddiga Gurmadka Qaranka oo kulan ka yeeshay abaaraha dalka ka jirta

February 2, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaranka, ahna Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir,...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wafdiga Wasiir Al-Cadaala

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wafdiga Wasiir Al-Cadaala

February 2, 2026
0

Magaalada Birmingham ee caasimadda labaad ee dalka UK ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka...

Dekadda Muqdisho oo ku talaabsatay wax qabad taariikhi ah

Dekadda Muqdisho oo ku talaabsatay wax qabad taariikhi ah

February 2, 2026
0

Bishii dhamaatay ee Janaayo 2026, Dekedda Muqdisho ayaa gaartay waxqabad taariikhi ah, iyadoo la diiwaangeliyey xamuulka konteenarradii ugu badnaa ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In