Monday, April 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JFS oo ka qeyb-galaya shirka Saddexaad ee Garsoorka Africa  

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JFS oo ka qeyb-galaya shirka Saddexaad ee Garsoorka Africa  
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Bashe Yusuf Ahmed, ayaa maanta ka qeyb-galay meertada shirka saddexaad ee Garsoorka iyo Cagaaraynta Afrika oo ka qabsoomay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Shirka oo socon doona muddo saddex cisho ah, ayaa waxa daah-furay Madaxweynaha Kenya Dr. William Samoei Ruto, waxaana ka soo qeyb-galay Madaxweyneyaasha iyo guddoomiyeyaasha Maxkamadaha sare iyo guu

d ahaan Garsoorka wadamada Qaaradda Afrika.

Related posts

Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo shir guddoomiyay kulan muhiim ah

Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo shir guddoomiyay kulan muhiim ah

April 6, 2026
Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026

Shirka, ayaa lagu falan-qeynayaa xoojinta doorka Garsoorka ee xaaladaha isbeddelka Cimilada, ku dhaqanka shuruucda deegaanka iyo weli ba siddii meel looga soo wada jeesan lahaa ka qeyb-qaadashada illaalinta dhirta iyo deegaanka si loo joojiyo nooc kasta oo dikhaw ah sidoo kale na la xoojiyo cagaareynta guud ahaan qaaradda Afrika.

Madaxdii kala duwanayd ee shirka ka hadashay, ayaa aad ugu dheeraaday saamaynta Isbeddelka Cimilada ee Afrika oo sababay xaaladaha abaaraha ee daba dheeraaday, roob yaraanta, dikhawga hawada iyo dhibbaatooyin kale.

Waxa kale oo halkaas laga ga hadlay kor u qaadista dhinaca Waxbarashada iyo wacyiga la xariirta shuruucda illaalinta deegaanka iyo weliba hal abuurista siyaasado iyo istaraatijiyado uu Garsoorku kaga qeyb qaadanayo cagaareynta Afrika.

Previous Post

howlgal lagu soo afjaray khawaarij ku dhuumanaysay Bariga Galguduud 

Next Post

Taliska Ciidanka Booliska oo ka warbixiyey Qarax galabta ka dhacay agagaarka CID-da

Next Post
Taliska Ciidanka Booliska oo ka warbixiyey Qarax galabta ka dhacay agagaarka CID-da

Taliska Ciidanka Booliska oo ka warbixiyey Qarax galabta ka dhacay agagaarka CID-da

Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo shir guddoomiyay kulan muhiim ah

Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo shir guddoomiyay kulan muhiim ah

April 6, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdulkadir Cali ayaa shir guddoomiyay kulan muhiim ah oo...

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHAB):-Qaar ka tirsan Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhaba, ayaa maanta kulamo kala duwan kula qaatay...

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Degmada Buurhakaba...

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In