Gudoomiyaha hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Maxamud Macallin ayaa maanta kula la qaatay kaaliyaha Arimaha Barakacayaasha iyo xalalka waara ee Xog hayaha guud ee Qaramada midoobay Mudane Robert Piper.
laba mas’uul ayaa si qota dheer oga wada hadlay xaaladaha barakacayaasha iyo sida xal waara loogu heli karo, Mudane Robert Piper ayaa sheegay in Qaramada Midoobay aa si dhaw ola socoto xaladda bini’aadinomo ee Soomaliya isagoo sheegay in ay garab taganyihiim marwalba shacabka Soomaaliyeed.
Gudoomiyaha SoDMA Maxamud Macallin ayaa Kaaliyaha gaarka ee ka socdo Xog hayaha Qaramada midoobay kaga mahadceliyay garab istaagga Shacabka Soomaaliyeed.