Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha ururka Culimada Muslimiinta oo booqasho ku yimid Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
2 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha ururka  Culimada Muslimiinta oo booqasho ku yimid Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha  ururuka Culimada Muslimiinta, Sheekh Cali Muxyidiin Al-Qaradaaghi, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Muqdisho, waxa uuna kulummo la qaadanayaa, masuuliyiinta iyo Culima udiinka.

Sheekh Cali Muxuyidiin Al-Qara Dhaagi ayaa lagu wadaa in uu bixiyo dood  cilmiyeed oo gaar ah oo ku saabsan fiqiga: macaamilka maaliyadeed ee casriga ah, waxaana soo qabanqaabisay xarunta cilmi baarista iyo daraasaadka ee Maqaasid Soomaaliyeed.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026

Sheekh Cali Muxyidiin Al-Qaradaghi ayaa bishii Janaayo ee sanadkan cusub ee 2024-ka loo doortay guddoomiyaha ururka culimada muslimiinta , iyadoo cod aqlabiyad ah lagu doortay kalfadhigii lixaad ee ka dhacay caasimadda Qatar ee Dooxa.

Sheekhu wuxuu booqday Muqdisho 2023.

Sheekh Cali Muxyidiin Al-qara Dhaghi waxa uu ku dhashay degmada Qara-dag ee gobolka Sulaymaaniya ee gobolka Kurdistaan ​​ee dalka Ciraaq, waxa uu shahaado jaamacadeed ku qaatay magaalada Baqdaad sanadkii 1975-kii.

Sidoo kale waxa uu shahaadada labaad ee Master-ka ka qaatay kuliyadda Shareecada iyo Qaanuunka ee Jaamacadda Al-Azhar sannadkii 1980-kii, waxa uu sidoo kale 1985-kii ka qaatay shahaadada PHD ee Shareecada iyo Qaanuunka ee dhinaca qandaraasyada iyo macaamilka dhaqaalaha Jaamacadda Al-Azhar 1985-kii.

Dr. Ali Al-Qaradaghi waxa uu ahaa Xoghaye Guud ee Ururka Midowga ilaa 2010. Waxa uu sidoo kale ahaa Guddoomiyaha Golaha Sare ee La-talinta ee Isku-soo-dhowaynta Qaybaha Ururka Iskaashiga Islaamka.

Previous Post

Ra’isul Wasaare Kuxigeenka XFS oo daah-furay Shir u dhaxeyo Xukuumadda Faderaalka iyo Saaxibada Caalamka

Next Post

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan wadatashi ah la yeelatay quburo ka kala.socday Hay’adaha dowladda

Next Post
Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan wadatashi ah la yeelatay quburo ka kala.socday Hay’adaha dowladda

Madaxda Hay'adda SoDMA oo kulan wadatashi ah la yeelatay quburo ka kala.socday Hay'adaha dowladda

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
0

Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026
0

Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

March 25, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

March 25, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In