Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka oo la kulmay guddoonka baarlamaanka Puntland

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka oo la kulmay guddoonka baarlamaanka Puntland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddomiye ku xigeennada 2aad ee baarlamaanka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa magaalada Garowe kulan kula qaatay guddoomiye ku xigeennada baarlamaanka maamulka Puntland, halkaas oo ay uga wada hadleen sida uu baarlamaanka Federaalku uu waayo aragnimada iyo shaqooyinka qaar ula wadaagi lahaa baarlamaanka Puntland.

Kulanka kaddib shir jaraa’id oo ay Garowe ku qabteen guddoomiye ku xigeenka 1aad baarlamaanka Puntland Cabdixamiid Sheekh Cabdisalaan iyo guddomiye ku-xigeenka baarlamaanka Mahad Cawad ayay ku sheegeen in ay isla garteen inay muhiim tahay in wada shaqeyn joogto ah ay yeeshaan labada baarlamaan si waaya’aragnimada iyo xirfadda la heli karo looga wada faa’iideysto.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

“Waxaan isla garanay baahida loo qabo in la is-dhaafsado waayo-aragnimada iyo waxyaabaha kale ee la heli karo, oo ay labada baarlamaan si dhow u wada shaqeeyaan, Waxaa kale oo aan isla garannay in ay muhiim tahay wada-shaqeyn dhex marta guddiyada baarlamaanka federaalka iyo kuwa ay isku shaqada yihiin ee Puntland si ay ugu biiriyaan waayo aragnimo” ayuu yiri guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka federaalka ah mudane Mahad Cabdalla Cawad.

Sidoo kale wuxuu sheegay in wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha baarlamaanka oo ay ku jiraan guddiyadu ay safar shaqo ku imaan doonaan Puntland marka uu furmo fadhiga baarlamaanka Puntland si ay ula wadagaan waayao-aragnimadooda.

Previous Post

Macallin Dugsi oo xalay lagu dilay Beledweyne

Next Post

Isbitaalka Beledweyne oo laga hirgaliyay mashruuc koronto looga dhalinayo cadceedda

Next Post
Isbitaalka Beledweyne oo laga hirgaliyay mashruuc koronto looga dhalinayo cadceedda

Isbitaalka Beledweyne oo laga hirgaliyay mashruuc koronto looga dhalinayo cadceedda

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In