Monday, August 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudiga Maaliyadda Baarlamanka oo aqoon isweydaarsi uga furmay Nairobi+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Gudiga Maaliyadda Baarlamanka oo aqoon isweydaarsi uga furmay Nairobi+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudiga Maaliyada Baarlamanka Soomaaliya ayaa aqoon isweydarsi ku saabsan Sharciga Maaliyada & Maareynta Maaliyada qaranka  waxa uu uga furmay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Aqoon isweydaarsiga Gudiga maaliyada baarlamanka Soomaaliya uga furmay Magaalada Nairobi oo socondoono mudo toban maalmood ah ayaa waxa ay uga doodi doonaan Sharciga Maaliyada & Maareynta Maaliyada Dalka
.
waxana aqoon isweydaarsigani loo qabtay gudiga maaliyada baarlamanka iyo xubno ka socda wasaarada maaliyada sidoo kale ka qeyb qaadanayo qubaro ka socda Bangiga aduunka iyo IMF  iyadoona ista uu socdo diirada lagu saari doonaa sidii sharcigan loo waafajin lahaa xeerarka aduunka isla markaana la ilaaliyo danaha Soomaaliya.

Related posts

Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada La-dagaallanka Argagixisada oo casho lagu maamuusay

Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada La-dagaallanka Argagixisada oo casho lagu maamuusay

August 23, 2026
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka oo ka dooday sharuucda hortaala Guddiga

Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka oo ka dooday sharuucda hortaala Guddiga

August 23, 2026

gudoomiyaha gudiga maaliyada baarlamanka soomaaliya  Xildhibaan Samaan Maxamed Sheekh  daahir ayaa waxa uu warbaahinta qaraka uga warbixiyay aqoon iweydaarsigan iyo muhimada uu u leeyahay dowlada faderalka Soomaliya.

“Maanta halkan ujeedada aan u joogno inaan dib u eegis ku sameyno Sharciga Maaliyada & Maareynta Maaliyada Dalka,sharcigaas waxaa soo diyaarisay wasaarada maaliyada,waxa uu soo maray golaha wasiirada,hadana waxa uu horyaalaa baarlamanka oo la doonaayo in dib dib u eegis baarlamanka ku sameeyo”

xuseen siyaad caato oo la taliye ka ah wasaarada Maaliyada Xukuumada Soomaaliya ayaa isana waxa uu sheegay in gudiga uu ka caawin oo uu ka warbixin doono Sharciga maamulka Lacagta.

“Waxan halkan ujoogaa inan gudiga maaliyada baarlamanka ka caawiyo sharciga maamulka lacagta sida uu u dhiganyahay,dhinacyada maaliyada uu taabanayo iyo kaalinta laga rabo fulinya inaan dhanacaas warbixin kasiiyo gudiga”

sharcigani  Maaliyada & Maareynta Maaliyada Qaranka ee ay ka doodayaan gudiga maaliyada ayaa waxa uu qeyb ka yahay shuruuc dhowr ah oo la filayo in la meel mariyo inta uusan xermin kalfadhiga baarlamanka.

IMG_6866 IMG_9119 IMG_9128

Previous Post

24 qofood oo ku dhimatay dagaal beeleed ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka Sool

Next Post

Madaxweynaha: “Dib u celinta qaxootigeeena Kenya jooga waxay noqon doontaa mid khiyaari ah, si sharaf ay ay ku dheehan tahayna loo fulin doono”

Next Post
Madaxweynaha: “Dib u celinta qaxootigeeena Kenya jooga waxay noqon doontaa mid khiyaari ah, si sharaf ay ay ku dheehan tahayna loo fulin doono”

Madaxweynaha: “Dib u celinta qaxootigeeena Kenya jooga waxay noqon doontaa mid khiyaari ah, si sharaf ay ay ku dheehan tahayna loo fulin doono”

Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada La-dagaallanka Argagixisada oo casho lagu maamuusay

Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada La-dagaallanka Argagixisada oo casho lagu maamuusay

August 23, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehelinayay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka oo ka dooday sharuucda hortaala Guddiga

Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka oo ka dooday sharuucda hortaala Guddiga

August 23, 2026
0

Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shir ku yeeshay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee...

Dardargelinta howlaha hor-tebinta u leh Baarlamaanka oo laga wada hadlay

Dardargelinta howlaha hor-tebinta u leh Baarlamaanka oo laga wada hadlay

August 23, 2026
0

Waxaa soo gaba gaboobay wadahadalo u dhaxeeyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐨𝐫𝐦𝐞𝐞𝐫 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐨 𝐤𝐮 𝐭𝐚𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐢𝐱𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐖𝐚𝐱-𝐪𝐚𝐛𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝟐𝟎𝟐𝟐-𝟐𝟎𝟐𝟔

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐨𝐫𝐦𝐞𝐞𝐫 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐨 𝐤𝐮 𝐭𝐚𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐢𝐱𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐖𝐚𝐱-𝐪𝐚𝐛𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝟐𝟎𝟐𝟐-𝟐𝟎𝟐𝟔

August 23, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo ku tagay Xarunta Diyaarinta Warbixinta Wax-qabadka Xukuumadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In