Sunday, February 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiye Jawaari oo ka qeybgalay kulan looga arrinsanayay sameynta sharciga doorashooyinka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Gudoomiye Jawaari oo ka qeybgalay kulan looga arrinsanayay sameynta sharciga doorashooyinka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddi howleed barlamaanka ugu xilsaaran   curinta mashruuc sharci oo lagu jihaynaya hananka doorasho ee dalka  ayaa manta kulan ku yeeshay xaruunta Villa Hargaysa ee magalaadda Muqdisho kaas oo ay uga arrinsanayeen   samaynta sharciga lagu toosinayo doorashooyinaka  la filayo in ay dalka ka dhacan sanadkaani.

Guddoomiyaha golaha shacabka jamhuuriyadda fereaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sh, Cismaan “Jawaari”  iyo guddoomiye ku xigeenka 2aad  Barlamaanka Mudane Mahad Cabdalla Cawad  ahna guddoomiyaha guddiga ayaa kulanka  goob joog ka ahaa.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

February 15, 2026
Markabkii qodi lahaa shidaalka dalkeenna oo ka soo shiraacday dalka Turkiga

Markabkii qodi lahaa shidaalka dalkeenna oo ka soo shiraacday dalka Turkiga

February 15, 2026

Xubnaha guddiga oo ka kooban 21 xubnood ayaa si wayn uga dooday qodabadda ku  ku jira qorsha xukumadda ay usoo gudbisay barlamaanka ee la xariira si loo waafajiyo mashruuca sharci ee lagu jihaynayo doorashooyinka la filayo in ay dalka dhacan  sanadkaan 20016ka

Dodda guddiga ayaa waxaa ka sooo baxay in hadii Alle idmo uu shirkaani sii socdo ilaa bari isla markaana uu ka soo qayb galo Ra’iisaraha xukumadda Mudane Cumar Cabdirashid si looga talogaliyo  samaynta  sharciga doorashadda dadban ee lagu  guda jiro samayntiisa  si su’allo looga waydiiyo qaar ka mid ah qodabadda ku jira qorshaha xukumadda ee doorashooyinka , sida uu warbaahinta qaranka u  sheegay  habdhowraha barlamaanka Maxamed Cumar Codka

30-ka bishii May  ayey ahayd markii Ra’iislawasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Cuamr Cabdirashiid uu barlamanaka u gudbiyey qorshaha xukumadda ee doorashooyinka la rajaynayo in ay dalka ka dhacaan , qorshaahaasi oo saldhig looga dhigay qobabadi ka soo baxay shirki madasha wada tashiga heerka qaran ee lagu qabtay magalooyinak Muqdisho iyo Kismaayo.

Previous Post

Wasaaradda caafimaadka oo dawo gaarsiisay Isbitaalka Koofurta Gaalkacyo “Sawirro”

Next Post

IGAD oo Wasaaradda Gaadiidka ku wareejisay qalab laga maamulo cimilada dhanka duullimaadka

Next Post

IGAD oo Wasaaradda Gaadiidka ku wareejisay qalab laga maamulo cimilada dhanka duullimaadka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

February 15, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay shir heer sare ah oo ku saabsanaa mustaqbalka...

Markabkii qodi lahaa shidaalka dalkeenna oo ka soo shiraacday dalka Turkiga

Markabkii qodi lahaa shidaalka dalkeenna oo ka soo shiraacday dalka Turkiga

February 15, 2026
0

Dalka Turkiga waxaa goordhow laga soo sagootiyey Markabka Cağri Bey oo ku soo wajahan Soomaaliya, kaas oo howlgal shidaal qodis...

Midowga Afrika oo markale ka horyimid xadgudubka Israel ee dalkeenna

Midowga Afrika oo markale ka horyimid xadgudubka Israel ee dalkeenna

February 15, 2026
0

Ururka Midowga Afrika ayaa markale adkeeyay sida ay uga soo horjeedaan xadgudubka Israa’iil ay kula kacday Soomaaliya. War-murtiyeedka Midowga Afrika...

Maxkamadda sare ee Ciidamadda Qalabka sida oo xukuno kala duwan ku riday eedeysanayaal

Maxkamadda sare ee Ciidamadda Qalabka sida oo xukuno kala duwan ku riday eedeysanayaal

February 15, 2026
0

Maxkamadda sare ee Ciidamadda Qalabka sida ayaa xukuno kasoo saartay kiiska Maxamed Aadan Abuukar oo Xeydar Muqtaar Afgarashadiisu tahay iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In