Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa ku wargaliyay hayโadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya inay muddo bil ah (oo ku eg 02/10/2021) kusoo diiwaan-galiyaan dhammaan heshiisyada la xiriira dhulka iyo guryaha oo ay galeen.
Xafiiska ayaa sidoo kale ku wargaliyay muwaadiniinta Soomaaliyeed inay hayโadaha Dowladda ka dalbadaan nuqullada heshiisyada laga diiwaangaliyay Xafiiska Hantidhawrka Guud.













