Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’ad samafal oo afurin u sameysay qoysas ku nool degmada Afgooye “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Hay’ad samafal oo afurin u sameysay qoysas ku nool degmada Afgooye “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Somali Relief Network of North America oo loo soo gaabiyo (SRNN) ayaa afurin u sameeyay degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaasi oo ay ka faa’iideysteen boqolaal qoys oo ka mid ah bulshada ku nool degmaasi.

Qaar ka mid ah dadkii ka faa’iideystay deeqda afurinta ah ee ay hay’adad SRNN gaarsiiyay bulshada ku nool degmada Afgooye ayaa waxa ay uga mahadceliyeen Madaxa hay’adaasi Aadam Maxamed Ciise oo ay ku tilmaameen in uu yahay shaqsi mar waliba garab taagan dadka tabaaleysan ee ku nool qaar ka mid gobollada dalka, iyagoo xusay in kaalmadaasi ay ku soo beegantay xilli loo baahnaa

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026

Ibraahim Cusmaan Cabdalla oo ah wakiilka Hay’adda ee Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay sii wadayaan afurinta ay gaarsiinayaan dadka tabaaleysan inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan, waxaana uu xusay in kaalmo kuwan la mid ah ay gaarsiin doonaan shacabka ku nool deegaannada gobolka Shabeellaha Hoose.

Hay’adda Somali Relief Network of North America oo loo soo gaabiyo (SRNN) ayaa ka mid ah hay’adaha u taagan wax u qabashada bulshada Soomaaliyeed, iyadoo kaalmooyin kuwa la mid ah horey  u gaarsiisay qoysas tabaaleysan oo ku nool goolka Shabeelaha Hoose.

DSC02650 DSC02651 DSC02653 DSC02654 DSC02655 DSC02656 DSC02657 DSC02660 DSC02661

 

Previous Post

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo Sacuudiga Booqanayo

Next Post

Baarlamaanka oo ansixiyay guddiga doorashooyinka qaranka “Akhriso xubin kasta codka ay heshay”

Next Post
Madaxweynaha oo ka qeybgalaya caleema saarka madaxda maamulka Galmudug.

Baarlamaanka oo ansixiyay guddiga doorashooyinka qaranka "Akhriso xubin kasta codka ay heshay"

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
0

Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026
0

Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

March 25, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

March 25, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In