Monday, March 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda FAO oo ka digtay Ayax ku soo wajahan Koonfur Soomaaliya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Hay’adda FAO oo ka digtay Ayax ku soo wajahan Koonfur Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn
Ayax ku dul hoganaya beero

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunada iyo beeraha ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan FAO ayaa ka digeysa Ayax lixaad leh oo ku wajahan qeybo ka mid ah Gobolada Koonfurta Soomaaliya ee Beeraha hodanka ku ah.

Ayaxan ayaa waxaa la sheegay in dabeyluhu saacidayaan, isla markaana ay qeyb ka yihiin duulaanka uu ugu jiheystay Koonfurta Soomaaliya.

Related posts

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026

Deegaanada Galmudug iyo Puntland oo ah meelaha ugu daran ee Soomaaliya Ayaxu saameeyay ayaa waxaa hadda isbiirsanayo oo is aruursanaya korankoradu Ayaxa halkaasi kaga tagay, taasoo Koonfurtu ku sii jeeda.

Hay’adda FAO waxaa ay sheegtay in xilligan oo ah xilli roobaadka Soomaaliya, isla markaana dabeylo xoog leh ay jiraan uu Ayaxa qeyb weyn ay ka qaadanayo, ayna adagtahay in Ayaxa lala dagaalamo.

Alphonse Owuor oo ah Sargaal ka tirsan Hay’ada FAO ayaa sheegay in la dagaallanka Ayaxa ay tahay caqabad aad u adag oo hada Soomaaliya ka jirta, waxaa uu sheegay in Wasaaradda Beeraha Soomaaliya iyo sidoo kale Maamul Goboleedyada Puntland iyo Galmudug oo kaa shanaya Hay’adda FAO ay wadaan dadaal xoog leh oo lagu xakameynayo Ayaxa Soomaaliya.

Ayaxan ayaa FAO ka digeysaa haddii uu gaaro Koonfurta Soomaaliya in uu waxyeelo u gaysan doono beeraha Soomaaliya, isla markaana adkaan doonto in Ayaxaasi la wiiqo ama laga adkaado.

Soomaaliya ayaa iminka la qayaasayaa in ilaa shan malyan oo qof ay u baahanyihiin cunto ay cunaan.

Previous Post

Safiirka Itoobiya ee Suudaan oo sheegay in dowladda Suudan ay kala shaqeyn doonaan taageeridda qaxootiga Itoobiyaanka ah

Next Post

Ciidanka itoobiya ayaa qabsaday labo magaalo oo muhiim ah kuwaas oo ku yaala gobalka tigreega

Next Post
Ciidanka itoobiya ayaa qabsaday labo magaalo oo muhiim ah kuwaas oo ku yaala gobalka tigreega

Ciidanka itoobiya ayaa qabsaday labo magaalo oo muhiim ah kuwaas oo ku yaala gobalka tigreega

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee, oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta SoDMA ku qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In