Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda SoDMA iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay dardar gelinta howlaha Beni’aadannimada Soomaaliya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Hay’adda SoDMA iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay dardar gelinta howlaha Beni’aadannimada Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, mudane. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta Muqdisho kula kulmay wafdi uu hor kacayay Maciej Popowski oo ah Agaasimaha guud ee Xafiiska Midowga Yurub u qaabbilsan isku dubarridka howlaha Beni’aadannimo iyo ilaalinta Shacabka.

Labada dhinac ayaa kawada hadlay in si wadajir ah wax looga qabto saamaynta ka dhalata Isbeddelka Cimilada sida, Abaaraha iyo Fatahaadaha.

Related posts

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026

Sidoo kale hay’adda SoDMA ayaa kulanka ku soo bandhigtay gurmadkii iyo gargaarkii ay gaarsiisay degaannadii ay waxyeelada ka soo gaartay Isbeddelka Cimilada, waxyabaha kaga aaddan ka hortagga leexsashada gargaarka, horumarkii laga sameeyay arrintaas iyo tallaabooyinkii la qaaday.

Sidoo kale, waxyabaahii kulanka looga hadlay waxaa kamid ahaa xoojinta iyo kor u qaadista awoodda hay’adda dhanka kasoo kabsashada aafooyinka iyo dejinta qorshaha ka hortagga iyo maareynta musiibooyinka, iyo sidii adeegyada aas-aasiga ah loo gaarsiin lahaa dadka iyo degaannada ay waxyeelladu saameysay, waxaana qeyb ka ahaa kulankaan Sandra Goffin oo ah madaxa ECHO ee geeska Afrika iyo Javier Rio Navarro oo ah madaxa xafiiska ECHO ee Somaaliya

Previous Post

Booliiska Galmudug oo xabsiga u taxaabay gabar aflegaaddo ka geysatay baraha bulshada

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Siihayaha Safaaradda Liibiya xoojinta xiriirka labada dal

Next Post
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Siihayaha Safaaradda Liibiya xoojinta xiriirka labada dal

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Siihayaha Safaaradda Liibiya xoojinta xiriirka labada dal

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey

SNAF Clears IED in Gololey

April 6, 2026
0

The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In