Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda SoDMA oo qoysas danyar ah u qeybisay hilib Udxiyo ah “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Hay’adda SoDMA oo qoysas danyar ah u qeybisay hilib Udxiyo ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hayadda Maareeynta Muusiibooyinka Qaranka ayaa daah-furay Barnaamijka ud-xiyada ee hilib qaaybinta ee Ciid Al-Adxaa qoysas ka danyarta ee ku nool gobalka Banaadir.

Masuuliyiin ka tirsan hay’adda Muslim world League, gaar ahaan madaxa hay’adda ee Soomaaliya Ustad_Karam iyo Agaasimaha Waaxda Gargaarka ee SoDMA Marwo Sahro Cali Yusuf ayaa ka qeybgalay daah-furka mashruucan.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

February 26, 2026
Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

February 26, 2026

Mashruuca udxiyada ee qaybinta hilib xoolaha ayaa loogu talagalay in ay ka faa’iideystaan 8,500 qoys oo danyar ah inta lagu guda jiro maalmaha ciidda.

Furitaanka maalmahan koowaad iyo labaad ayaa lagu daah furay 4,500 qoys oo danyar ah si ay ugu udxiyeestaan maalmaha Ciidda.

Agaasimaha gargaarka ee Hayadda SoDMA  Marwo  Sahra Cali Yuusuf ayaa uga mahadceliyay hay’adda Muslim World League howlaha shacabka Soomaaliyeed ay ku caawinayaan, maantana aan si wada jir ah u daah fureeno mashruuc udxiyada ee qaybinta hilibka xoolaha oo ay ka faa’iideeysan doonaan 8,500 qoys oo danyar ah.

Agaasime Sahra ayaa sidoo kale xustay ka Hayadda SoDMA ahaan in marwalba isku howleyso ka shaqeeynta gargaarka qaybihiisa kala duwan ee lagu gaarsiinayo shacabka Soomaaliyeed, lana sii wadi doono ka farxidda danyarta Soomaaliyeed maalmaha Ciidda.

Previous Post

Safiirka Soomaaliya ee Ethiopia oo qaabilay Safiirka Sirilaanka ee Ethiopia

Next Post

Somalia at 63: A glance at our story of Resilience, Recovery and Progress

Next Post
Somalia at 63: A glance at our story of Resilience, Recovery and Progress

Somalia at 63: A glance at our story of Resilience, Recovery and Progress

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

February 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee...

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

February 26, 2026
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada, iyadoo uu goobjoog ahaa Madaxweyne ku...

Xildhibaannada labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubyada 12-aad iyo 13-aad ee Dastuurka

Xildhibaannada labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubyada 12-aad iyo 13-aad ee Dastuurka

February 26, 2026
0

Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 23-aad ee...

Wasiirka Howlaha Guud XFS oo kormeeray dib u dhiska waddooyinka Dhuusamareeb

Wasiirka Howlaha Guud XFS oo kormeeray dib u dhiska waddooyinka Dhuusamareeb

February 26, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ayuub Ismaaciil Yuusuf , oo ay wehliyaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In