Thursday, May 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hey’adda Bisha Cas ee Iiran oo deeq gaarsiisay dad tabaaleysan-Sawirro

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Hey’adda Bisha Cas ee Iiran oo deeq gaarsiisay dad tabaaleysan-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deeqdan  raashiinka ah ayaa ka timid hey’ada Bisha Cas ee dalka Iiran ayaa waxaana  la gaarsiiyay in ka badan Toban xarumoood oo ay ku jiraan carruur Agoon ah,dad lixaadka la’ iyo kuwa  danyar oo ku kala sugnaa degmoyinka gobalka Banadir.

Deeqdaan ayaa ka koobneed Bariis iyo Kalluun waxaana goobaha la gaarsiiyay deeqdaan ka mid ahaa xarumo ku kala yaala degmooyinka; Boondhere,Howlwadaag,C/Casiis ,Wadajir,Xamarweyne, Xamar jajab,iyo Hodan oo dhoor xarun oo agooni ku jirto la geeyay,dhamaan deeqdaan waxaa wareejiyay mas’uuliyiin ay ka mid yihiin , safiirka  dowlada Iiran u jooga Soomaaliya mudane Javed Dehgaani, Dr. Qaasimi iyo Dr. Bashiir, oo ka Socday hay’ada Bisha Cas ee Iiran.

Related posts

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐤𝐚 𝐣𝐚𝐫𝐞𝐲 𝐚𝐝𝐞𝐞𝐠 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝 𝐨𝐨 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐤𝐨𝐫𝐝𝐡𝐢𝐲a𝐲 𝐈𝐬𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐭𝐢𝐢𝐧𝐢

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐤𝐚 𝐣𝐚𝐫𝐞𝐲 𝐚𝐝𝐞𝐞𝐠 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝 𝐨𝐨 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐤𝐨𝐫𝐝𝐡𝐢𝐲a𝐲 𝐈𝐬𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐭𝐢𝐢𝐧𝐢

May 7, 2026
Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka difaaca labada dal

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka difaaca labada dal

May 7, 2026

Safiirka  dowlada Iiran u jooga Soomaaliya mudane Javed Dehgaani oo ka warbixinaya deeq ay gaarsiiyeen Isbitaalka lansareeti qeybtiisa Dhimirka oo aay jiifaan dad qaba xanuunada Dhimirka,isagoona sheegay in wax badan ay la qaban doonaan maamulka Isbitaalka.  

“Hay’ada Bisha Cas Iiran sanad kasta ayeey deeqdaan bixisaa iyadoo gaarsiisa Agoonta iyo dadka danta yare waana sii wadi doonaa quudintaan intaan karno waa bil barakeysan oo ay sax tahay in la is taakuleeyo”, ayuu yiri safiirka.

Qaar kamid ah  dadkii ka gudoomay deeqada ayaa u mahadceliyay hay’ada Bisha Cas ee dalka Iiran, iyagoona sheegay in ay ku soo aaday xilli ay u baahi weyn u qabeen  in la caawiyo.

“Isbitaalka laansareeti waxaa ku jra bukaano badan oo qaba xanuunada dhimirka hadaan Shaqaalaha iyo maamulka Isbitaalka waa ku faraxnay deeqdaan ah Bariiska iyo Kallunka oo la soo gaarsiiyay”, ayay tiri gabadh ka tirsan maamulka Isbitaalka.

“Aad iyo aad ayaa ugu baahneen xilligaan deeqdaan waxaa halkaan ku jira carruur  Agoon ah Iyo kuwa danyar ah oo u baahan saacidaadan ay nasoo gaarsiiyeen hay’ada Bisha Cas Iiraan”.

Waa sanadkii Sadaaxad ee hay’ada Bisha Cas Iiran ay deeq ceenkaan oo kala ah gaarsiiso dadka taagta daran ee ku sugan magalada Muqdisho qaarkod.

vlcsnap-2015-07-03-16h27m28s135 vlcsnap-2015-07-03-16h27m37s221 vlcsnap-2015-07-03-16h27m42s20 vlcsnap-2015-07-03-16h27m48s74 vlcsnap-2015-07-03-16h27m53s127 vlcsnap-2015-07-03-16h28m09s30 vlcsnap-2015-07-03-16h29m07s95 vlcsnap-2015-07-03-16h29m27s41 vlcsnap-2015-07-03-16h29m39s165 vlcsnap-2015-07-03-16h29m48s253 vlcsnap-2015-07-03-16h30m05s168 vlcsnap-2015-07-03-16h30m12s239 vlcsnap-2015-07-03-16h30m27s131 vlcsnap-2015-07-03-16h30m55s149 vlcsnap-2015-07-03-16h31m14s84 vlcsnap-2015-07-03-16h31m32s13 vlcsnap-2015-07-03-16h31m43s119

Sawir Qaade: Cabaas Xaaji

 

 

 

Previous Post

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka iyo xubno kale ayaa maanta ka qayb galay 53 guuradii kaso wareegtay Xoriyadda dalka Burundi..SAWIRRO

Next Post

Midowga Afrika oo beeniyay in ciidamada AMISOM ay ka soo baxeen deegaanno ka tirsan G/SH/Hoose

Next Post
Danjire Sidikou oo ka hadlay guulaha ay sida wada jirka ah u gaareen ciidanka AMISOM iyo ciidanka Xoogga dalka

Midowga Afrika oo beeniyay in ciidamada AMISOM ay ka soo baxeen deegaanno ka tirsan G/SH/Hoose

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐤𝐚 𝐣𝐚𝐫𝐞𝐲 𝐚𝐝𝐞𝐞𝐠 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝 𝐨𝐨 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐤𝐨𝐫𝐝𝐡𝐢𝐲a𝐲 𝐈𝐬𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐭𝐢𝐢𝐧𝐢

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐤𝐚 𝐣𝐚𝐫𝐞𝐲 𝐚𝐝𝐞𝐞𝐠 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝 𝐨𝐨 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐤𝐨𝐫𝐝𝐡𝐢𝐲a𝐲 𝐈𝐬𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐭𝐢𝐢𝐧𝐢

May 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa xarigga ka jaray qeybo si heersare...

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka difaaca labada dal

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka difaaca labada dal

May 7, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa kulan doceed la yeeshay Wasiirka Difaaca...

Dowladdaha Soomaaliya iyo Masar oo Xoojinaya Iskaashigooda dhanka Istaraatiijiyadda ah

Dowladdaha Soomaaliya iyo Masar oo Xoojinaya Iskaashigooda dhanka Istaraatiijiyadda ah

May 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta kulan la yeeshay...

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud oo qaabilay Madaxda IOM ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud oo qaabilay Madaxda IOM ee Soomaaliya

May 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta XFS, Mudane Ayuub Ismaaciil ayaa kulan muhiim ah la yeeshay madaxda International Organization...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In