Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Afrika

Hogaamiyihii Mucaaradka Dalka Rwanda oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Afrika, Wararka
0
Hogaamiyihii Mucaaradka Dalka Rwanda oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn
Hogaamiyihii mucaaradka dalka Rwanda Seif Bamporiki

Hogaamiyihii mucaaradka dalka Rwanda Seif Bamporiki ayaa lagu dilay dalka Koonfur Afrika oo uu muddo musaafuris ku ahaa .

Geerida hogaamiyahan waxaa xaqiijiyay mas’uuliyiin ka tirsan xisbigiisa oo lagu magacaabo Rwanda National Congress (RNC) .

Related posts

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

March 15, 2026
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026

Dilka ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Cape Town, waxaana Seif lagu dhuftay hal xabo isaga oo gaarigiisa dhax fadhiya.

Waxaa laga qaatay taleefankiisa gacanta iyo boorsada jaabka ee lacagta lagu qaato.

Macadda cidda ka danbeysay dilka, booliska Koonfur Afrika ayaa weli waxay baarayaan sida ay wax u dhaceen iyo sababta dilka ka dambeysay.

Dowladda Rwanda ayaa waxaa horay loogu dhaliilay in ay raadsato mucaaradka ku kacsan ee dalka dibadiisa jooga.

Previous Post

Safiirka Talyaaniga u joogay DRC oo la dilay

Next Post

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe shir kula yeeshay Madax ka socotay Midowga Yurub

Next Post
Madaxweynaha Puntland oo Garoowe shir kula yeeshay Madax ka socotay Midowga Yurub

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe shir kula yeeshay Madax ka socotay Midowga Yurub

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO(INDIA):-Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya oo xabsiga ku booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran dalka...

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee 11-aad ayaa muddadii uu shaqeynayay ku guuleystay fulinta waajibaadyo muhiim ah oo kaalin muuqda...

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In