Monday, April 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hoggaanka Ururka Haweenka Soomaaliyeed oo ka hadlay go’aankii Dowladda Soomaaliya ay dalka kaga ceyrisay Danjire Nicholos Haysom

caqiil by caqiil
7 years ago
in Wararka
0
Hoggaanka Ururka Haweenka Soomaaliyeed oo ka hadlay go’aankii Dowladda Soomaaliya ay dalka kaga ceyrisay Danjire Nicholos Haysom
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Haweenka Soomaaliyeed ayaa taageeray go’aan Dowladda Soomaaliya ay dalka kaga saartay ergaygii gaarka ahaa ee Qaramada Midoobey Soomaaliya Danjire Niclos Haytam.

Shir jaraaid oo ay si wada jir ahay ugu qabteen Hoggaanka Ururka Haweenka Soomaaliyeed Xafiiskooda dhexe ee magaalada Muqdisho ayey ku tilmaameen go’aanka Dowladda tallaabo lagu farxi karo oo muujinaysa dib u soo kabashada ka hana qaadday Soomaaliya.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026

Madaxda Ururka Haweenka Qaranka ayaa ku tilmaamay tallaabadaas dalka lagaga ceyriyey Nicholos Haysom mid aan laga maarmi karin oo muhiim u ahayd muujinta madaxbannaanida iyo dowaldnimada Soomaaliya, maadama uu la yimid dhaqan quursi ah oo gaf ku ah dadka Soomaaliyeed.

Hormuudka Haweenka Soomaaliyeed  ayaa ugu baaqay siyaasiyiinta iyo dhammaan qeybaha kale ee dadka Soomaaliyeed in ay meel iska dhigaan khilaafaadka iyo is afagaran waaga dhexdooda ah markii ay arrinta taagan tahay ilaalinta karaamada iyo midnimada dadka iyo dalka Soomaaliyeed.

Previous Post

Wasiirka Cadaaladda iyo Culimada oo ka wada hadlay arrimaha Xabsiyada+Sawirro

Next Post

Guddiga horumarinta adeega Bulshada ee Aqalka sare oo la kulmay Wasiirka Waxbarashada XFS+Sawirro

Next Post
Guddiga horumarinta adeega Bulshada ee Aqalka sare oo la kulmay Wasiirka Waxbarashada XFS+Sawirro

Guddiga horumarinta adeega Bulshada ee Aqalka sare oo la kulmay Wasiirka Waxbarashada XFS+Sawirro

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyey kulan ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirka...

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Sawirro: Waxaa si habsami leh u socota munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In