Thursday, August 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab oo duqeyn lagu dilay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Hor-jooge ka tirsan Maleeshiyada Al-Shabaab iyo Ilaaladiisa oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Jilib.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Milatariga Mareynkanka iyo dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Federaalka ayaa shalay gelinkii dambe waxay duqeyn xagga cirka ah ka fulisay magaalada Bangeeni ee gobolka Jubbada Hoose,halkaas oo lagu dilay saddex maleeshiyo oo ka tirsan Al-Shabaab.

Warka duqeynta ayaa lagu sheegay ineysan jirin wax dhibaato ah oo dadka rayidka ah ka soo gaaray weerarkaas.

Related posts

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026

Weerarka kaddib, maleeshiyada Al-Shabaab ayaa dib uga guurtay deegaannada la duqeeyay, waxayna ciidamada xoogga dalka ee DANAB ay sii wadeen howlgalkooda ka dhanka ah argagixisada.

Duqeymaha iyo dagaallada ka dhanka argagixisada Al-Shabaab ee dhawaan dhacay ayaa muujinaya sida ay ciidanka Xoogga dalka iyo la-hawlgalayaashooda uga goโ€™an tahay in cadaaladda la horkeeno kuwa argagax gelinaya shacabaka Soomaaliyeed iyo Walaalahooda Bariga Afrika ku dhaqan.

Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa hadda bilaabay inay ka cararaan goobaha fara ku tiriska ee ay kaga harsan yihiin dalkeenna Soomaaliya kaddib markii ay culeys Milatari kala kulmeen ciidamada Xoogga dalka iyo saaxiibada taageeraya.

Previous Post

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Daah-furay Qorshaha Gobalka Banaadir ee Xal u Helidda Barakacayaasha โ€œSAWIRROโ€

Next Post

Golaha Aqalka Sare oo meel mariyay Hindise Sharciyeedyada Xaqsiinta Ciidamada Qalabka Sida iyo Tirikoobka Qaranka โ€œSAWIRROโ€

Next Post
Golaha Aqalka Sare oo meel mariyay Hindise Sharciyeedyada Xaqsiinta Ciidamada Qalabka Sida iyo Tirikoobka Qaranka โ€œSAWIRROโ€

Golaha Aqalka Sare oo meel mariyay Hindise Sharciyeedyada Xaqsiinta Ciidamada Qalabka Sida iyo Tirikoobka Qaranka โ€œSAWIRROโ€

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane ๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ง๐š๐š๐Ÿ๐š๐œ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐š๐ฅ๐ฅ๐š, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

August 26, 2026
0

Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐ซ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐š๐ฆ๐›๐š๐›๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In