Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horjoogayaasha Al-Shabaab oo baxsad ka ah howlagallada Cirka

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Horjoogayaasha Al-Shabaab oo baxsad ka ah howlagallada Cirka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Saraakiisha Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Gobollada Jubbooyinka iyo Gedo ayaa shaaca ka qaaday in Malleeshiyada Al-Shabaab iyo horjoogayaashii ka sarreeyayba ay ku jiraan xaalad firxad ah, ka dib markii ay u adkaysan waayeen duqeynmaha xagga Cirka iyo weerarrada ay Ciidamada xoogga ku baacsanayaan.

Taliyaha qaybta 43aad ee Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed Janaraal: Isamaaciil Saxardiid ayaa jariiradda Daily Nation ee kasoo baxda Dalka Kenya u sheegay in ay Horjoogayaasha ugu sarreeysa Al-Shabaab iyo Malleeshiyaadkoodiiba ka carareen goobihii ay Ku dhuumaalaysan jireen.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Mr; Saxardiid ayaa intaa raaciyaya inay xogtaasi ka heleen dagaallamayaal badan oo iyaga isu soo dhiibay, kuwaasoo ka war bixiyay baqdinta lasoo gudboonaatay hoggaanka Kooxda iyo Malleeshiyadooda.

Hoggaamiyaha ugu sarreeya Al-shabaab Axmed Diiriye iyo horjooge lagu magacaabo Axmed Cumar ayaa ka mid ah saraakiil la sheegay inay ka carareen Magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe, markii ay duqeymo xooggan ka dhaceen degaanno ku dhow Jilib.

Kooxda Al-shabaab ayaa sidoo kale banneeysay degaanno badan oo ku yaalla Gobolka Gedo, halkaasoo inta badan ay ka abaabuli jireen weerarrada ay ka geystaan qaybo ka mid ah Gobolka Waqooyi bari Kenya.

SONNA

Previous Post

Midowga Yurub oo mar kale ka digay xaaladda Qudus

Next Post

Dowladda Shiinaha oo Falastiin u Aqoonsanaysa Dowlad Madax bannaan

Next Post
Dowladda Shiinaha oo Falastiin u Aqoonsanaysa Dowlad Madax bannaan

Dowladda Shiinaha oo Falastiin u Aqoonsanaysa Dowlad Madax bannaan

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In