Sunday, December 7, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Midowga Yurub oo mar kale ka digay xaaladda Qudus

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Midowga Yurub oo mar kale ka digay xaaladda Qudus
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan ay madaxda 28-ka Dal ee ku bahoobay Midowga Yurub ku yeesheen Shalayto Magaalada Brusseles ayaa lagu qaaddacay hadalkii dhawaan ka soo baxay Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ee ahaa inay Israa’iil leedahay Qudus.

Madaxda Midowga Yurub ayaa Qudus ku tilmaamay Magaalo Caalami ah oo ka dhaxaysa dhammaan Diimaha Dunida ka jira, isla maraana aan loo aqoonsan Karin lahaanshiyaheeda Dowladda Israa’iil oo qura.

Related posts

TACSI:-Wasaaradda Warfaafinta XFS Oo Ka Tacsiyadaysay Geerida Marxuum Xuseen Axmed Qoryooley

TACSI:-Wasaaradda Warfaafinta XFS Oo Ka Tacsiyadaysay Geerida Marxuum Xuseen Axmed Qoryooley

December 7, 2025
Dowladda Soomaaliya Oo Deeq Cunno Iyo Daawo Ah Gaarsiisay Deegaannada Sabiid Iyo Caanoole

Dowladda Soomaaliya Oo Deeq Cunno Iyo Daawo Ah Gaarsiisay Deegaannada Sabiid Iyo Caanoole

December 7, 2025

Midowga Yurub ayaa ku baaqay in arrinta lagu xalliyo wada xaajood, waxanay mar kale dhaleecayn dusha uga tuureen aqoonsiga Madaxweyne Donald Trump uu ugu aqoonsaday inay Qudus tahay Caasimadda Israa’iil.

Madaxweynaha Midowga Yurub, Donald Tusk, ayaa sheegay inaanan marna la beddeli Karin taariikhda, wuxuuna intaa raaciyay inuu doorkooda ku aaddan Qudus bannaan yahay,isagoo mar kale ka digay cawaaqibka ka dhalan kara arrintaasi.

Madaxa arrimaha siyaasadda dibedda ee Midowga Yurub, Federica Mogherini ayaa sidan oo ka kale ku tilmaanta qaddiyadda Qudus ee haatan taagan inay xaaladda ka dhigi karta mid madoow, taasoo uu ku gacan sayray Madaxweyne Trump.

SONNA

Previous Post

Madaxweyne Farmajo oo la kulmay Amiirka Qadar

Next Post

Horjoogayaasha Al-Shabaab oo baxsad ka ah howlagallada Cirka

Next Post
Horjoogayaasha Al-Shabaab oo baxsad ka ah howlagallada Cirka

Horjoogayaasha Al-Shabaab oo baxsad ka ah howlagallada Cirka

TACSI:-Wasaaradda Warfaafinta XFS Oo Ka Tacsiyadaysay Geerida Marxuum Xuseen Axmed Qoryooley

TACSI:-Wasaaradda Warfaafinta XFS Oo Ka Tacsiyadaysay Geerida Marxuum Xuseen Axmed Qoryooley

December 7, 2025
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala,...

Dowladda Soomaaliya Oo Deeq Cunno Iyo Daawo Ah Gaarsiisay Deegaannada Sabiid Iyo Caanoole

Dowladda Soomaaliya Oo Deeq Cunno Iyo Daawo Ah Gaarsiisay Deegaannada Sabiid Iyo Caanoole

December 7, 2025
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf...

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Dalka Oo Kulan La Yeeshay Hoggaanka Bulshada Rayidka

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Dalka Oo Kulan La Yeeshay Hoggaanka Bulshada Rayidka

December 7, 2025
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay hoggaanka bulshada rayidka ah,...

Wasiirka dhallinyarada XFS oo la kulmay dhiggiisa Azerbaijan

Wasiirka dhallinyarada XFS oo la kulmay dhiggiisa Azerbaijan

December 6, 2025
0

Wafdiga ka socda Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiir Maxamed Cabdulqaadir Cali ayaa booqasho shaqo oo rasmi...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In