Monday, October 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horjooge Al-shabaab ah oo Aw-dheegle lagu diley

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Horjooge Al-shabaab ah oo Aw-dheegle lagu diley
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgal qorsheeysan oo ay wadajir u fuliyeen ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo AMISOM ayaa lagu dilay horjoogihii maleeshiyada Alshabaab ee dagmada Aa-dheegle ee gobalka Shabeellaha Hoose.

Howlgalka oo dhacay  habeennimadii Arbaco aheyd ayaa ciidamada weerar qorsheysan ka fuliyeen degmada Aaw-dheegle Maxamed Xasan, iyagoo sidoo kale soo furtay hub iyo saad ciidan oo ay lahaayeen kooxda Al-shabaab.

Related posts

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026

Afhayeenka Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM, Jeo Kibet oo la hadlay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa xaqiijayay in howlgalkaasi oo xalay dhacay lagu dilay horjoogihii Kooxda al shabaab Maxamed Xasan, sidoo kalana Ciidamadu ay gacanta ku dhigeen hub ay lahaayeen maleeshiyaadka Al-shabaab.

Col Kibet, oo SONNA ay wax ka weydiisay khasaaraha soo gaaray ciidamada wadajirka ah ee howlgalka fulay ayaa ka gaabsaday in uu bixiyo faahfaahin intaas ka badan, balse hoosta ka xarriiqay in howlgalkaasi uu dhamaaday sidii loogu talagay.

Degmada Aaw-dheegle ee gobalka Shabeellaha hoose ayaa qiyaastii 75Km dhinaca galeed ka xigta magaalada Muqdisho, waana deegaan caan ku ah dhinaca wax soo saarka tacbashada beeraha.

Previous Post

Mu’asasada Maxamed Bin Raashid ee Imaaraadka oo qoys danyar ah u qeybiyay hilib -Sawirro

Next Post

IGAD oo amaantay dowladda Soomaaliya-Sawirro

Next Post
IGAD oo amaantay dowladda Soomaaliya-Sawirro

IGAD oo amaantay dowladda Soomaaliya-Sawirro

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In