Tuesday, February 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Horseed Iyo Cabdi Joon Oo La Hakiyay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Horseed Iyo Cabdi Joon Oo La Hakiyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Kubada Cagta Horseed ayaa ku guuldareysatay in ay ka adkaato dhigooda jenyo oo galabta ay la ciyareen kulan ka tirsan horyaalka Soomaaliya.
Horseed waxay qasaarisay fursad kaalinta labaad ay kaga geli kartay kooxda Banaadir oo shalay barbaro la gashay kooxda Dekada oo horyaalka hogaamineyso.

Related posts

Qoysas Khawaarijta ka barakicisay Sabiid iyo Caanoole oo dib-u-dejin loo sameeyey

Qoysas Khawaarijta ka barakicisay Sabiid iyo Caanoole oo dib-u-dejin loo sameeyey

February 17, 2026
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

February 16, 2026

Horseed hadii ay adkaan lahayd waxay laba dhibcood u jirsan lahayd kooxda Dekadda hase yeeshe haatan waxay ku sii sugnaan doonta kaalinta sadexdaad waxaana hal dhibic ay ka hooseysa kooxda Banaadir oo kaalinta labaad kaga jirta kala horeynta ayadoo sadex dhibcood ka hooseysa kooxda Dekadda oo kulanka soo socda ay wada ciyaari doonan kooxda Horseed.

Kulankaan ayaa ahaa sidoo kale kulankii ugu horeyay ee uu leyliyay Cabdi Joon kooxda Horseed tan iyo markii uu ku soo biiray kooxda Horseed isagana soo tagay kooxda Elman ayadoo haatan Kooxda Horseed ay u hartay afar kulan oo quraa afarta kulan ee u haray ayaa ah kuwa aad u adag ayadoo kooxda Horseed ay dooneyso in ay ku guuleysato horyaalka Soomaaliya markii ugu horeysay dhowr iyo Sodon Sano kadib mana ahan Natiijada Galabta mid ay ku qanci karaan Saraakisha hogaamisa Kooxda Matasha Ciidanka Xooga.

Horseed iyo Macalinkooda Cabdi Joon ayaa waxaa u haray afar kulan oo waa weyn kulamada u haray ayaa waxaa ka mid ah Kooxda Dekadda oo horyaalka hogaamineyso kooxda Kooxda Heegan oo kaalinta afaraad ku jiro Kooxdisii hore ee Elman iyo Kooxda Waxool oo ugu hooseysa dhamaan tobanka kooxod ee ku tartamaya horyaalka Soomaaliya.

KALA HOREYNTA HORYAALKA HALKAAN HOOSE KAGA BOGO

Previous Post

Natiijo Ku Farxad Gelisa Kulankii Soomaaliya iyo Burundi Muxuu Ku Soo Idlaaday ?

Next Post

Taliyaha Ciidanka Booliska oo kormeeray Ciidan tababar uu uga socdo Dugsiga Gen Kaahiye “Sawirro”

Next Post
Taliyaha Ciidanka Booliska oo kormeeray Ciidan tababar uu uga socdo Dugsiga Gen Kaahiye “Sawirro”

Taliyaha Ciidanka Booliska oo kormeeray Ciidan tababar uu uga socdo Dugsiga Gen Kaahiye “Sawirro”

Qoysas Khawaarijta ka barakicisay Sabiid iyo Caanoole oo dib-u-dejin loo sameeyey

Qoysas Khawaarijta ka barakicisay Sabiid iyo Caanoole oo dib-u-dejin loo sameeyey

February 17, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay weheliyaan Wasiirka Arrimaha Gudaha, Mudane Cali Yuusuf Cali, iyo Taliyaha Ciidanka...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

February 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika, oo...

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

February 16, 2026
0

Akhriatayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalkeenna. Halkan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Qatar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Qatar

February 16, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadal miro dhal ah oo khadka taleefanka ah la yeeshay Amiirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In