Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horumarinta deegaanka Gadoon ee gobolka Galgaduud oo laga shiray+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Horumarinta deegaanka Gadoon ee gobolka Galgaduud oo laga shiray+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tuulada Gadoon ayaa ka mid ah deegaanada hoostaga magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobalka Galgaduud, waxaana bulshada deegaanka haatan ay bilaabeen inay horumariyaan deegaanka.

Kulan ay isugu yimaadeen Bulshada deegaanka ayaa waxaa looga hadlay sidii isaga kaakashan lahaayeen horumarinta Deegaanka sida waxbarasha Caafimaadka iyo adeegyada kale ee aas aasiga ah.

Related posts

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026

Bulshada ayaa soo bandhigtay in dhibaato ay ka jirto halka Iskuul ama goob waxbarasho eek u taala deegaanka oo aanan la hayn darbi ama gidaar, haatana Iskuulku uu yahay mid dayacan.

Axmed Maxamuud Kadiye oo ka mid ah Gudiga School-ka ayaa sheegay in baahi badan uu qabo Iskuulka deegaanka kaas oo shaqeynayey ku dhowaad 10sano lana soo gudbiyo baahida loo qabo in School-ku helo darbi ama gidaar maadaaba uu dayacan yahay.

Nabadoon Cali Salaad Faarax ayaa isna wax uu xusay in jaaliyada ka soo jeeda Deegaanka ee ku sugan Waqooyiga Ameeraka ay ku soo deeqeen lacag gaareysa $20,000 waxuuna xusan inay ka caawin doonto wax badan oo ah dhismaha darbiga School-ka.

Gudoomiyaha Deegaanka C/karin Axmed Yusuf ayaa waxa uu sheegay in waxa dadku ku badbaadi karaan ay tahay waxbarashada sidoo kalana laga tanaasulo qaadista Qoriga iyo waxyaabaha xun xun oo aan Bulshada qeemaha u lahayn loona gudbo waxbarasho iyo horumar.

DSC00516

DSC00520

DSC00517

DSC00521

DSC00526

DSC00522

DSC00525

Previous Post

Daawo Sawirrada: Dugsi sare oo laga dhisay deegaanka Baxdo ee gobolka Galgaduud

Next Post

Daawo Sawirrada: Ganacsato Soomaaliyeed oo dhaawacyo iyo boob loogu geystay dalka K/Afrika

Next Post
Daawo Sawirrada: Ganacsato Soomaaliyeed oo dhaawacyo iyo boob loogu geystay dalka K/Afrika

Daawo Sawirrada: Ganacsato Soomaaliyeed oo dhaawacyo iyo boob loogu geystay dalka K/Afrika

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In