Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howl-Gallo dad lagu soo qabtay oo laga fuliyay Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ciidanka amniga oo toogasho ku dilay labo horjooge oo tirsan Al-Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howl-gal bilowday xalay 2dii habeenimo  ayey ciidamadda NISA ka fulliyeen xafaddo ka tirsan dagmadda Hodan oo ay ka mid ahaayeen carwadii hore ee Taleex xafada African Villige iyo Al Baraka, waxana ujeedka howl-galkani ahaa baadi goobka maleeshiiyaad dilalka qorsheysan ka fuliya gudaha magaalada Muqdisho.

Intii uusocday howlgalkani ayey Ciidamadu waxey mid mid u barayeen guryaha xafaddaha, ayadoo lagu soo qabtay howl-galkan nin la tuhmayo inuu ka tirsanyahey dhagarqabayaashii shaley dhawaca u geystay masuulkii ka tirsana hayadda socdaalka iyo Jinsiyaddaha sida uu warbaahinta u sheegay afhayeenka wasarradda amniga Guddaha Maxamed Yuusuf Cusman.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Howlagalkan waxa lagu bartilmamedsanayey goobo cayiman oo lagu tuhmayey iney ku dhumaleysanayeen dhagarqabayalka dilalka qorsheysan magaladda Muqdisho ka filanayey oo ay ka mid ahaayeen raggii dhawacyada u geystay Farxaan Maskaro iyo masulkii hayadda socdalka iyo jinsiyadaha ka tirsan waxana laguso qabtay howlgalkani dhagar qabe lagu tuhmayo inuu ka mid ahaa ragi shaley dhawacay masul ka tirsana hayadda socdalka iyo jinsiyaddaha”

Sidoo kale afhayeenka ayaa shacabka uga mahad celiyay kaalinta ay ka geysanayaan sugidda ammaanka iyo wada-shaqeynta kala dhaxaysa hay’adaha ammaanka. Isagoo sidoo kale amaanay dowrka wasaaradda warfaafintu ay ka qaadanayso howl-galladan.

“Tallaalka kooxda UGUS ayuu sidoo kale qeyb ka yahey howlgalkani, tallaalka kooxda UGUS hola galadani waxey fududeyaan fashilinta falalka shacabka ay u maleegayaan. Sidoo kale waxaan u mahad celineynaa wasaaradda warfaafinta gar ahaan howl wadenadda ka tirsan SNTV iyo Radio Muqdisho oo ciidamadda kala qeyb qata howlgalka”.

Hayadda amniga dowladda Soomaaliya oo kaashanaya ciidamadda nabad illalinta Middowga Africa ee AMISOM ayaa waxey labo jibbaareen Howlgalladda ka dhanka ah maleeshiyaadka kooxda Al-shabaab ee ku dhuumaleysanaya magaalada.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta ee Radio Muqdisho

Next Post

Shariif Xasan oo booqasho ku maraya gobolka Shabeelaha Hoose

Next Post
Mudanayaal iyo waxgarad soo dhaweeyay baqii nabadeed ee madaxweynaha maamulka K/galbeed

Shariif Xasan oo booqasho ku maraya gobolka Shabeelaha Hoose

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In