Sunday, June 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shariif Xasan oo booqasho ku maraya gobolka Shabeelaha Hoose

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Mudanayaal iyo waxgarad soo dhaweeyay baqii nabadeed ee madaxweynaha maamulka K/galbeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha maamulka Koofur-Galbeed ayaa gaaray degaanka Balli-Doogle ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkas oo uu kulamo ku leeyahay saraakiisha ciidammada iyo qeybaha bulshada.

Socdaalka Shariif Xasan ayaa ku saabsan sidii looga shaqeyn lahaa ammaanka adkeynta gobolka iyo gaar ahaan waddada isku xirta Beydhabo iyo Muqdisho oo ay dadku aad u isticmaalaan.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo ka qayb galay kulan dadweyne oo lagu qabtay Xarunta Degmada Shingaani

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo ka qayb galay kulan dadweyne oo lagu qabtay Xarunta Degmada Shingaani

June 14, 2026
Wasaaradda Cadaaladda oo soo dhaweysay Nootaayooyin lagu soo magacaabay xeer madaxweyne

Wasaaradda Cadaaladda oo soo dhaweysay Nootaayooyin lagu soo magacaabay xeer madaxweyne

June 14, 2026

Wariye Ibraahim Guudle Isaaq oo ka tirsan Radio Muqdisho ayaa ku soo warramaya in wafdiga madaxweynaha Koofur-Galbeed oo ay ku jiraan wasiirro ka tirsan maamulka ay kulamo la leeyihiin dadka degaanka oo ay ka codsanayaan in ciidamada qalabka sida ay la shaqeeyaan si looga adkaado kooxaha nabadda diidda.

Shariif Xasan ayaa sidoo kale booqday degmada Wanlaweyn oo uu kula kulmay dadweyne iyo saraakiil ka tirsan AMISOM.

Maamulka Koofur-Galbeed oo ah maamul KMG ah, wuxuu ka kooban yahay gobollada Baay, Bakool iyo Shabeelaha Hoose, caasimadda maamulkaas ayaa loo qorsheeyay degmada Baraawe ee gobolka Shabeelaha Hoose hase yeeshee waxuu hadda si KMG ah ugu shaqeeyaan magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Previous Post

Howl-Gallo dad lagu soo qabtay oo laga fuliyay Muqdisho

Next Post

Danjirihii Mareykanku u soo magacaabay Soomaaliya oo aan soo shaqo galaynin

Next Post
Danjirihii Mareykanku u soo magacaabay Soomaaliya oo aan soo shaqo galaynin

Danjirihii Mareykanku u soo magacaabay Soomaaliya oo aan soo shaqo galaynin

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo ka qayb galay kulan dadweyne oo lagu qabtay Xarunta Degmada Shingaani

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo ka qayb galay kulan dadweyne oo lagu qabtay Xarunta Degmada Shingaani

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa caawa hoggaamiyay kulan wacyigelin...

Wasaaradda Cadaaladda oo soo dhaweysay Nootaayooyin lagu soo magacaabay xeer madaxweyne

Wasaaradda Cadaaladda oo soo dhaweysay Nootaayooyin lagu soo magacaabay xeer madaxweyne

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Faysal Aadan Xasan ayaa maanta furay munaasabad lagu...

Dalalka Soomaaliya iyo Masar oo xoojinaya iskaashiga difaaca iyo tababarrada ciidanka

Dalalka Soomaaliya iyo Masar oo xoojinaya iskaashiga difaaca iyo tababarrada ciidanka

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka XDS, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la qaatay U Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Jamhuuriyadda Carabta...

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

June 13, 2026
0

Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS Cali Maxamed Cumar Cali Balcad, ayaa maanta qaabilay wefdi ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In