Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlgal Qorsheysan Oo Lagu Dilay Xubin Ka Tirsan Argagixisada Al-Shabaab

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Kumaandooska DANAB oo Jubbada dhexe ku dilay Horjooge u dhashay Dalka Nepal
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Galabnimadii arbacada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Taliska Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa waxay duqeyn xagga cirka ku qaadeen kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab oo ku sugnaa meel u dhow deegaanka la yiraahdo Hantiwadaag ee Shabeelada Hoose.

Duqeyntan oo lagu guulaystay ayaa waxaa lagu dilay xubin ka tirsan kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab.

Related posts

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026
Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026

Dowladda Federaalka Soomaaliya, ciidamada X.D.S, ee guutada Danab iyo dowladda saaxiibka la ah ee Mareykanka waxaa ka go’an la dagaalanka argagixisada Al-Shabaab si looga hortago leynta dadka shicibka ah ee aan waxba galabsan oo ay ka mid yihiin ragga, dumarka iyo carruurta Soomaaliyeed iyo kuwa dalalka deriska la ah Soomaaliya. Dadaalka aan gelineyno ilaalinta iyo badbaadinta dadka shacabka ahi waxay liddi ku tahay duullaannada aan kala sooca lahayn ee kooxda Al-Shabaab ay ku qaadaan shacabka Soomaaliyeed.

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo saaxiibbadeeda Mareykanka ee AFRICOM waxay dhexda u xirteen in ay jebiyaan koox iyo cid walba oo argagixisa ama dhibaataysa shacbiga Soomaaliyeed.

Previous Post

Madaxweyne Qoor Qoor oo qado Sharaf  ugu sameeyay Madaxda Dowlad Goboleedyada Dhuusamareeb+sawirro

Next Post

Maamulka Degmada Gaalkacyo Ee Galmudug Oo Saldhig Boolis Iyo Gaari Ku Wareejiyay Taliska Booliska Mudug “SAWIRRO”

Next Post
Maamulka Degmada Gaalkacyo Ee Galmudug Oo Saldhig Boolis Iyo Gaari Ku Wareejiyay Taliska Booliska Mudug “SAWIRRO”

Maamulka Degmada Gaalkacyo Ee Galmudug Oo Saldhig Boolis Iyo Gaari Ku Wareejiyay Taliska Booliska Mudug “SAWIRRO”

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026
0

Muqdisho, Maarso 03, 2026: Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir...

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, ayaa maanta gaaray Degmada...

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

March 3, 2026
0

Abshir Cukaash Cabdi oo Ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa lagu eedeeyay In uu si kas ah u dilay Daahir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In