Monday, September 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlgallo qorsheysan oo laga fuliyay Ceelasha biyaha

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
1 year ago
in Wararka
0
Howlgallo qorsheysan oo laga fuliyay Ceelasha biyaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgal uu hoggaaminayey Taliye ku xigeenka NISA ee Gobolka Shabelaha Hoose Gashaanle Maxamed Xaaji Muqtaar (Gacmadheere) kaasoo ujeedkiisa ahaa xaqiijinta amniga deegaanka Ceelasha biyaha ayaa saqdi dhexe ee xalay laga sameeyey isla gudaha Ceelasha biyaha.

Si looga hortago dhagaraha cadowga usoo maleegayo bulshada Caasimadda dalka ku nool ayuu Taliye Gacmadheere ku guuleystay in howlgallo qorsheysan uu ka fuliyo deegaanka Ceelasha biyaha iyo deegaannada ku xeeran.

Related posts

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026

Taliye ku xigeenka Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee Gobolka Shabelaha Hoose Gashaanle Maxamed Xaaji Muqtaar ayaa deegaannada uu howlgallada ka fuliyay waxaa ka mid ah degmada Afgooye, Ceelasha biyaha, Jasiira iyo Markazka Tawakal, halkaasi oo mararka qaar ay dhagarqabayaashu ka soo maleegi jireen falalka lagu dhibaateeyo shacabka

Waxaa in muddo ah laga nastay dhagarti ay maleegi jireen kooxaha Khawaarijta ah, waxaana bulshada Caasimaddu ay ku naaloonayaan Nabadgelyo.

Previous Post

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay dhiggiisa Algeria

Next Post

Wasiirka Caafimaadka oo deeq dawo ah ku wareejiyey Ciidamada Qalabka Sida

Next Post
Wasiirka Caafimaadka oo deeq dawo ah ku wareejiyey Ciidamada Qalabka Sida

Wasiirka Caafimaadka oo deeq dawo ah ku wareejiyey Ciidamada Qalabka Sida

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...

Wasiirka  Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

Wasiirka Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...

Madaxda Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka qeybgalay madasha isla-xisaabtanka waxqabadka Xukuumadda Dan Qaran

Madaxda Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka qeybgalay madasha isla-xisaabtanka waxqabadka Xukuumadda Dan Qaran

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In