Friday, July 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Immise Mashaariic Ayuu Madaxweyne Farmaajo ka Soo Dhagax Dhigay Deegaanadii uu booqday?

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
DAAWO SAWIRRADA: Madaxweyne Farmaajo oo ku bogaadiyey shacabka Guriceel halgankii ay kaga guuleysteen argagixisada Al-shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo shalay Saxaafadda kula hadlay xafiiskiisa ayaa ka warbixiyey socdaalkii Nabadda iyo dib u heshiisiinta, isagoona sheegay in si dhow uu ula soconayo dhammeystirka fulinta mashaariicda uu dhagax dhigay.

Sidoo kale,Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in dhawaan uu magacaabayo guddi ka shaqeeya, dabagalka fulinta mashaariicda horumarineed ee uu ka dhagax dhigay deegaannadii uu socdaalka kusoo maray.

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

July 30, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

July 30, 2026

Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Guddigaan uu magacaabayo ujeedkooda tahay sidii dabagal ay ugu sameyn lahaayeen mashaariicdii uu soo ballan qaadey, si  loola socdo dhaqan galkooda,wuxuuna dhanka kale madaxweynaha uu sheegay iney Dowladda ka go’an tahay iney kaalinteeda ka qaadato.”

Hadaba Halkaan Hoose waxaana idin kugu soo gudbineynaa 18-ka mashaariic uu madaxweynaha dhagax dhigay.

  1. Wado Laami isku xirta Garoowe & Eyl (222km)
  2. Wado Laami isku xirta Kala Bayr & Caluula(376km)
  3. Wado Laami isku xirta Galkacyo & Hobyo (264km)
  4. Wado Laami isku xirta Hobyo & Caabudwaaq (355km)
  5. Dayactirka laamiga isku xira Dhuusamreeb & Gaalkacyo (235km)
  6. Xarunta Nabadeynta iyo Dib u Heshiisiinta-Gaalkacyo-Galmudug
  7. Xabsiga dhexe ee Galmudug – Galkacyo
  8. Xarunta xanaaneynta agoonta Ahlusuna – Dhuusamareeb
  9. Dugsiga Farsamada Gacanta – dhuusamareeb
  10. Dhismaha Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb
  11. Dhismaha xabsiga magaalada Dhuusamareeb
  12. Dhismaha Jaamacadda Umadda Gaalkacyo
  13. Dhismaha Jaamacadda Umadda Cadaado
  14. Dhismaha Jaamacadda Umadda Dhuusamareeb
  15. Dhismaha Jaamacadda Umadda Caabudwaaq
  16. Dhismaha Xabsiga Caabudwaaq
  17. Garoonka diyaaradaha Cadaado
  18. Dhismaha Dekedda Hobyo
Previous Post

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo maanta Booqday Ciidamo Tababar uu uga socdo Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Munaasabad loogu magac daay ololaha nooleynta  Afka hooyo oo  maanta lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Munaasabad loogu magac daay ololaha nooleynta  Afka hooyo oo  maanta lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Munaasabad loogu magac daay ololaha nooleynta  Afka hooyo oo  maanta lagu qabtay Muqdisho "SAWIRRO"

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

July 30, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

July 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...

Golaha Wasiirrada XFS, oo ansixiyay ergeyga Soomaaliya ee (OIC) iyo dalacsiinta Danjirayaal cusub

Golaha Wasiirrada XFS, oo ansixiyay ergeyga Soomaaliya ee (OIC) iyo dalacsiinta Danjirayaal cusub

July 30, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS, ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyay soo-jeedinta Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee magacaabista ergeyga Soomaaliya ee...

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo shir muhiiim ah uga qaybgalay dalka Uganda

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo shir muhiiim ah uga qaybgalay dalka Uganda

July 30, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga JFS, Mudane Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Uganda kaga qayb galay Shirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In