Saturday, March 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Imtixaanka Fasalka 8aad oo maanta laga daah furay Baladweyne

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Imtixaanka Fasalka 8aad oo maanta laga daah furay Baladweyne
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Baladweyne oo maanta laga daah furay Imtixaanka shahaadiga  Fasalka 8aad ,ee dugsiga dhaxe Imtixaanka Fasalka 8aad ee  sanad Dugsiyeedka 2021 2022, ee Dugsiga dhexe ayaan maanta oo ah maalin Isniin ah ka bilaawday Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobalka Hiiraan.

Ku dhawaad 2.448 Arday oo dhigata Dugsiyada dhexe ee Gobalka Hiiraan, ay u suurta gashay maanta inay u fariistaan Imtixaanka. Waxaa daah furka Imtixaanka  ka qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobalka Hiiraan.

Related posts

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026

Guddoomiye ku-xigeenka Gobalka Hiiraan Abuukar Cabdullaahi maadey iyo guddoomiyaha Waxbarashada ayaa daah furay imtixaanka.Imtixaanka oo ay qaadayso Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dolwadda Federaalka ayaa maanta jawi nabdoon, kusoo dhammaaday.

Previous Post

Wasiirka Warfaafinta XFS oo tababar u furay qaar kamid wariyayaasha ka howlgalo Warbaahinta dowladda

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo qaabilay safiirka Dowladda Sacuudiga Carabiya

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo qaabilay safiirka Dowladda Sacuudiga Carabiya

Ra’iisul Wasaare Rooble oo qaabilay safiirka Dowladda Sacuudiga Carabiya

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026
0

Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In