Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

In ka badan 100 ka mid ah maleeshiyaadka Khawaarijta oo lagu dilay degaanka Ceel dheere

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
In ka badan 100 ka mid ah maleeshiyaadka Khawaarijta oo lagu dilay degaanka Ceel dheere
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Xoogga Soomaaliyeed iyo dadka degaanka oo is kaashanaya ayaa dilay ku dhawaad 100 maleeshiyaadka Khawaarijta ka tirsan ka dib howlgal qorsheysan oo ciidamada ay ka fuliyeen degaanka Ceeldheere ee gobalka Shabeellaha Dhexe.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dal xiiska xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf  Al-Cadaalla, ayaa sheegay in howlgalkaasi lagu laayay 100 ka mid ah maleeshiyaadka Khawaarijta.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026

Howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ayaa lagu beegsaday maleeshiyaad gaaraya 200- oo katirsan Khawaarijta oo ay kujireen 12-horjooge, sidokale Gaadiid iyo hub fara badan ayaa lagala wareegay Khawaarijta.

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa degaanka ayaa hadda gacanta ku haya degaanka Ceeldheere ee gobalka Shabeellaha Dhexe.

Previous Post

Shiinaha oo shaaciyay kiisas  cusub oo COVID-19 ah

Next Post

Odayaasha Dhaqanka Xudur Oo Soo Dhaweeyay Shirka Dib-u-heshiisiinta

Next Post
Odayaasha Dhaqanka Xudur Oo Soo Dhaweeyay Shirka Dib-u-heshiisiinta

Odayaasha Dhaqanka Xudur Oo Soo Dhaweeyay Shirka Dib-u-heshiisiinta

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In