Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

In ka badan 130 Muwaadin oo Soomaali ah oo dalka Uganda ku xayirnaa oo maanta dalka ku soo laabtay +Sawirro

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
6 years ago
in Wararka
0
In ka badan 130 Muwaadin oo Soomaali ah oo dalka Uganda ku xayirnaa oo maanta dalka ku soo laabtay +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Muwaadiniyiinta oo tiradooda gaareysay 133 qof ayaa waaxaa maanta safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda mar kale dib ugu celiysay dalkooda, muwaadiniintan ayaa kamid ahaa dadkii  xanuunka saf-marka ah ee COVID-19 uu ku xayirey dalka Uganda.

Dadkan oo u kala socda magaalooyinka Muqdisho iyo Garoowe, ayaa waxaa ku jirey ardayda Jaamacadaha kala duwan ee dalka Uganda wax ka baraneysay iyo kuwo kale oo siyaabo kala duwan u joogay dalka.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026

Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee Uganda Mudane Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur) oo ku sugnaa gudaha garoonka ayaa muwaadiniyiinta ka saacidayay wax walba oo aay u baahanyahiin asigona qof walba mid mid u weydinayay haddii ay jirto cabasho ama wax u baahan yahay in laga caawiyo.

Tirada guud Muwaadiniyiinta Soomaaliyeed ee ku xayirneed dalka Uganda ee ilaa iyo hadda Safaaradda Soomaaliya ee Uganda dalkii dib ugu soo celisay ayaa ah 217 qof, iyadoo sido kale Safaaradda ay wado dadaalo dib looga celinayo Muwaadiniinta Uganda ku xayiran.

 

Previous Post

Wafdigii Kismaayo gaaray oo xariga ka jaray mashaariic hormarineed +Sawirro

Next Post

Taliska Boliiska oo Gacanta Ku Dhigey Xubno Ka Tirsan Alshabaab

Next Post
Taliska booliiska oo saanad ciidan kala wareegay dowladda Mareykanka

Taliska Boliiska oo Gacanta Ku Dhigey Xubno Ka Tirsan Alshabaab

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In