Sunday, April 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

In ka badan 4 kun oo ruux oo Corona ugu dhintay Hindiya 24-kii saac ee la soo dhaafay

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
In ka badan 4 kun oo ruux oo Corona ugu dhintay Hindiya 24-kii saac ee la soo dhaafay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dad gaaraya 401,078 oo qof ayaa saacadahii la soo dhaafay u geeriyooday xanuunka Corona Virus, taasoo tirada guud ee dadka uu ku dhacay Corona gudaha Hindiya  ka dhigaysa 21.9 milyan oo qof.

Dowladda Hindiya ayaa sheegtay in tirada dhimashada celcelis ahaan maalin kasta ay  gaareyso 4,187 oo dhimasho ah, taasoo ka dhigeysa wadarta tirada dadka u dhintay cudurkan 238,270.

Related posts

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026

Wararka ayaa sheegaya in magaalooyinka waaweyn ee Hindia, sida New Delhi iyo Bombay, ay isbitaalada ku sii yaranayaan dawada iyo Oksijiinka , sidokale fayraska Corona ayaa hadda si xawli ah ugu sii fidaya gobollada koonfureed ee Hindiya .

Karnataka iyo Bangalore ayaa xayiraad laba toddobaad ah lagu soo rogay laga bilaaboTodobaadkan si looga hortago faafitaanka fayraskan.

Dhimashada xad dhaafka ah ayaa loo aaneeyaa Oksijiin la’aan iyo sariiraha oo ku yar qeybaha gargaarka degdega ah ee Isbitaalada.

Magaalada New Delhi ee caasimada Hindiya waxay xukuumadda ka hirgalisay  kooxo Ambalaas ahaan  ugu shaqeeya mootooyinka Sedax lugoodka ah ( tuk-tuk) si gargaar loogu fidiyo dadka uu ku dhacay cudurka Corona  virus.

Wicitaanka Ambalaaska ayaa noqoday mid aad u adag iyadoo kiisaska dadka  Covid-19, uu soo ritay ay sii kordhayaan.

Qoysaska Hindiya qaar  waxay ku qasbanaadeen inay sameeystaan abaabullo gaar ah, oo ay ku bixinayaan lacago badan si ay u helaan Ambalaas bukaanadooda geysa isbitaalada.

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo booqday qoysas uu saameeyay roobka “SAWIRRO”

Next Post

Maxkamadeynta Rag loo heysto dilka Guddoomiyihii degmada Hodan oo dib u bilaabatay

Next Post
Maxkamadeynta Rag loo heysto dilka Guddoomiyihii degmada Hodan oo dib u bilaabatay

Maxkamadeynta Rag loo heysto dilka Guddoomiyihii degmada Hodan oo dib u bilaabatay

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHAB):-Qaar ka tirsan Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhaba, ayaa maanta kulamo kala duwan kula qaatay...

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Degmada Buurhakaba...

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay qaybo ka mid ah Odayaasha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In