Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Tubta Toosan

Islaamku waa diin nabadeed

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Tubta Toosan, Wararka
0
Islaamku waa diin nabadeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sida Shucuubta kale ee dunida ayay Shacabka Soomaaliyeed u dabbaal degeen Maalinta Nabadda Adduunka, waxaana la qabtay munaasabado iyo ciyaaro nabadeed.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Dalkeennu waxa uu colaado lagu hoobtay ku jiray waqti dheer oo ka badan 20 sano.

Sanado badan ayay kooxo beeleed iyo kuwo sheegaya in ay diin u dagaallamayaan dhibaato ba’an ku hayeen bulshada Soomaaliyeed.

Boqollaal kun ayaa ku dhintay colaadda iyo dhibaatooyinkii ka dhashay oo ay abaaro iyo cudurro ka mid yihiin.

Alshabaab oo Islaamnimo sheegta ayaa iyaguna arrinta uga sii daray, markii ay soo dhoofiyeen qaraxyo ismiidaamin ah iyo gowrac dad biri-mageydo ah.

Sanado badan oo colaad  iyo burbur ah ka dib, Soomaalidu waxay u baahi qabaan nabad gelyo buuxda.

Samaanta nabadda iyo Xumaanta colaadda. Waa mowduuca toddobaadkan ee barnaamijka Tubta Toosan oo uu marti noogu yahay Sheikh Muuse Macallin Cagaweyne

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/06/TUBTA-TOOSAN-29.06.2015.mp3

Previous Post

Kulan looga hadlayay tayaynta umulasad oo Baydhabo lagu qabtay

Next Post

Mas’uuliyiinta Safaarada Soomaaliya ee Kenya Oo Booqday Maxaabiis Soomaali ah oo Ku Xiran Xabsiga Kamiti ee Nairobi”Sawirro”

Next Post
Mas’uuliyiinta Safaarada Soomaaliya ee Kenya Oo Booqday Maxaabiis Soomaali ah oo Ku Xiran Xabsiga Kamiti ee Nairobi”Sawirro”

Mas’uuliyiinta Safaarada Soomaaliya ee Kenya Oo Booqday Maxaabiis Soomaali ah oo Ku Xiran Xabsiga Kamiti ee Nairobi"Sawirro"

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In