Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Itoobiya oo ka mid noqonaysa 7 dal Afrikaan ah oo Dayax-Gacmeed hawada u diraya

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Itoobiya oo ka mid noqonaysa 7 dal Afrikaan ah oo Dayax-Gacmeed hawada u diraya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

War ka soo baxay Dowladda Itoobiya ayaa lagu sheegay in Xukuumadda Addis-ababa ay  sanadka 2019 hawada sare ay u diresyo dayax-gacmeedki ugu horreeyey oo uu dalkaasi yeesho,sida xaqiijiyaya xafiiska isgaarsiinta ee dalka Itoobiya waxaa talaabadan iska kaashaday khubaro ka kala socoda Shiinaha iyo Itoobiya.

Dr Selemon Belay oo isagu ah hoggaanka machadka qaabilsan arrimaha teknooljiyadaha ee dalkaasi Itoobiya ayaa ku tilmaamaya talaabadan sameynta dayax gacmeedkan inuu yahay horumar,islamarkaana uu heer geba gebo ah haatan marayo.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in Dayax-gacmeedkan cusub loo adeegsan doonaa dabagalka iyo uruurinta xogaha la xiriira beeraha, biyaha, macdinta iyo horumarinta magaalooyinka,waxaa sidoo kale ay dowladdu sheegtay in si rasmi ah loo dirayo 2019.

Wuxuu Dayax-gacmeedkan oo hawada sare loogua dirayo gudaha dalka Shiinaha lafilayaa in uu Itoobiya ku soo gaalo muddo kooban oo gaaraysa 4 maalmood gudahooda,sida laga soo xigtay mas’uuliyiinta dalkaasi.

Talaabadan ayaa ka dhigaysa dalka Itoobiya in uu kamid noqdo wadamada AFrika ee Dayax-Gacmeedka Hawada sare u diray, iyadoo ay jiraan wadamo ka horeeyey waxaana kamid ah Dowladaha Masar, Koonfur AFrika, Kenya, Angola,N igeria iyo Ghana waxaana dayaxgacmeedkan la sheegay in awoodiisu ay dhantahay in 54 maalmood uu ku koobon dunida oo dhan halka Itoobiyana uu ku imaankaro oo qura 4 maalmood gudahooda.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Degmadda Ceel-buur oo Maleeshiyaadka Al Shabaab laga saarayo “Dhageyso”

Next Post
Dhageyso: G/ Gobolka Galguduud oo  sheegay in ay ka shaqeynayaan horumarka

Degmadda Ceel-buur oo Maleeshiyaadka Al Shabaab laga saarayo "Dhageyso"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In