Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaaliyadda iyo safaaradda Soomaaliyeed ee Sudan oo deeq gaarsiiyey dadka reer Sudan ee fatahaaddu saamaysay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
5 years ago
in Wararka
0
Jaaliyadda iyo safaaradda Soomaaliyeed ee Sudan oo deeq gaarsiiyey dadka reer Sudan ee fatahaaddu saamaysay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Jaaliyada , ardayda iyo safarada Soomaaliyeed ee dalka sudan oo iskashanaya ayaa deeq gar-gaar ah gaadhsiiyey in ka badan 400 oo Qoys oo ah ah dadkii ku barkacay Fatahaadihii dalk Sudan ka dhacay labadii bilood ee la soo dhafay.

Ku dhowaad nus million qof ayay saamaysay Fatahadan kuwaas oo aan haysan guryo cunto iyo biyo ku filan midna, waxaana wadanka Sudan soo gaadhayey caawimaad Kala duwan oo uga imanaysay Hay’adaha kala duwan iyo wadamada calamkaba intabada.

Related posts

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026

Waxaa iyana dhan-kooda isku taagay Jaaliyada ardayd iyo safarada somaliyeed ee dalka suudaan sidii ay u Garab istaagi lahaayen dadka fatahaaduhu sameyeen ee walalohood ee reer Sudan isla markaana ay gacan uga gaysan lahaayen dadka ay dhibaatadu samaysay.

Ugu horayn dadkii gargaarka lagaadhsiyey ayaa ugu mahadceliyey shacab-ka somaliyed sida ay ugarab istaageen ugana soo Damqadeen Dhibaatada ku dhacday.

Dhanka kale jaaliyada iyo ardayda ayaa iyana dhankooda ka hadlay iyago sheegay in intaas iyo in kabadan ba ay istaahilaan walalaha reer sudan madama ay iyana xiligii adkaa soo Garab istaageen dadkeena.

Dadka Soomaaliyeed ayaa inta badan garab istaaga wadamada ay dhibaatadu samayso taasna ay sabab u tahay isku duubnida Shacab-ka Soomaliyeed.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo ka codsaday Golaha Shacabka Ansixinta Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Rooble

Next Post

Adeegga Internetka oo si buuxda usoo laabtay

Next Post
Adeegga Internetka oo si buuxda usoo laabtay

Adeegga Internetka oo si buuxda usoo laabtay

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
0

Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026
0

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan caalami ah oo lagu qabtay dalka Shiinaha, iyagoo matalayay magaca iyo...

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In