Monday, March 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Sudaan oo ka qayb gashay Afur wadareed lagu qabtay khartoum oo ay ka qayb galeen in ka badan 40 Jaaliyadood.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Sudaan oo ka qayb gashay Afur wadareed lagu qabtay khartoum oo ay ka qayb galeen in ka badan 40 Jaaliyadood.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Afur wadareedkan ay ka qayb ka galeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Sudaan oo ay soo qaban qaabiyeen Golaha Saaxiibtinimad Shacuubta ayaa ka dhacay Caasimadda Khartoum ee Dalka Suudaan.

Waxaane goob joog ka ahaa Afurkan Gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Sudaan Cabdi Wali Xasan Xuseen “Fadilatahu” Suldaan Kamaal oo ka mid ah Salaadiinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Suudaan iyo Diplumaasiin ka socotay Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Suudaan oo uu hor kacaayo Abuukar Maxamed Cabdi “Boston” Fiidow Maxamuud Fiidow iyo Walba Mama Saxarla Cismaan.

Related posts

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026

Afurkan ayaa sido kale waxaa ka qayb qaatay in ka badan 40 Jaaliyadood iyadoone Jaaliyad walba ay goobta ku soo bandhigtay Cunooyinka  u gaarka ah waxaane Jaaliyadda Soomaaliyeed halkaa ku Soo Bandhigeen Cunooyinka Soomaalida ay caanka ku tahay sida Baastada, Biriiska , Sanbuuska, iyo Canjeerada.

Cabdi Wali Xasan Xuseen “Fadilatahu” Gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan ayaa sheegay in Jaaliyadda Soomaaliyeed ay laf dhabar u tahay Jaaliyadaha kale islamarkaane ay Goobta ku soo Bandhigeen Cunooyinka Soomaalida ay caanka ku yahiin.

Danka kale U qaybsanaha Warfaafinta Safaaradda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan Fiidow Maxamuud Fiidow ayaa asigane sheegay in Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan ay aad ugu qayb qaateen Afur wadareedkaani.

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Sudaan ayaa Sanadkaani Si’aad ah ugu qayb qaadatay Afur wadareedkaani ay Sanad walba qabtaan Golaha Saaxiibtinimad Sh acuubta.

Yuusuf  Maxamed Macalin (Yuusuf Kashmiir)

Previous Post

Xildhibaan Dalxa oo si diiran usoo dhaweeyey Waxqabadka Dowladda iyo horumarka ay wado.

Next Post

Madaxweyne farmaajo oo gaaray Kismaayo

Next Post
Dabaal degyo lagu taageerayo Madaxweynaha cusub oo ka socda dalka

Madaxweyne farmaajo oo gaaray Kismaayo

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

March 23, 2026
0

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In