Friday, February 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Norway Oo Deeq Raashin Ah Gaarsiiyay Dadkii Ay Saameysay Fatahaadii Beledweyne “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deeqdani  raashinka ah oo ay soo dhiibeen qaar ka mid ah jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Norway gaar ahaan jaaliyadda Reer Hiiraan oo ay soo marsiiyeen Hay,adda Rahma Islamic Relief ayaa waxaa la gaarsiiyay qoysas ku dhibaateysnaa deegaanno hoos yimaado magaalada beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Deegaannada deeqda la gaarsiiyay ayaa waxaa ka mid ahaa Guryo cadde, Tawakal, Biyo quran, iyo degaanno kale,  waxaana dadka dagan ay isugu jiraan dadkii ay saameeyeen abaarihii ka dhacay gobolka Hiiraan iyo dadkii ay magaalada Beledweyne ugu cararay fatahaadii wabiga shabeelle uu ka geystay magaaladaasi.

Related posts

Tartamayaasha Dharkeynleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dharkeynleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 20, 2026
Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

February 19, 2026

Cabdiraxmaan Garaad Keynaan oo ahaa wakiilka deeqda loo soo wakiishay  ayaa waxaa uu sheegay in deeqdani  raashinka ah ay soo dhiibeen dad muxsiniin ah oo gartay in dadka walaalahooda caawiyaan.

Dhamaan dadkii ka faa’ideystay deeqda gar-gaarka ah ayaa ka mahadceliyay, iyagoona sheegay In ay tahay markii ugu horeysay oo deeq noocaan ah la soo gaarsiiyo.

OLYMPUS DIGITAL CAMERA 2 OLYMPUS DIGITAL CAMERA IMG_1006 IMG_1043 IMG_1055

Sawir Qaade:Ibraahim Muxumed Geedi (Wariyaha Beledweyne)

Previous Post

Iskuulka 21-ka Janaayo oo dib loo howlgeliyay (DAAWO MUUQAAL)

Next Post

Arday Deeq Waxbarasho Helay Oo Suudaan U amba baxay (DAAWO MUUQAAL)

Next Post

Arday Deeq Waxbarasho Helay Oo Suudaan U amba baxay (DAAWO MUUQAAL)

Tartamayaasha Dharkeynleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dharkeynleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 20, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

February 19, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka...

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Agaasimaha Guud ee WFP

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Agaasimaha Guud ee WFP

February 19, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa kulan miro-dhal ah la...

Wasiirka  Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah

February 19, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In