Sunday, March 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Sweden oo xarun wax lagu baro agoonta ka hirgelisay Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Sweden oo xarun wax lagu baro agoonta ka hirgelisay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Jaaliyadda Xamar iyo Xamardaye ee dalka Sweden ayaa sheegtay in xarun wax lagu baro caruurta agoonta ah ay ka hirgeliyeen Muqdisho, iminkana ay wadaan qodista ceelal hor leh oo laga hirgelinayo gobollada Baay iyo Shabeellaha Dhexe.

Guddoomiyaha Jaaliyadda Xamar iyo Xamardaye ee dalka Sweden Nasro Xasan  Cali oo la hadashay Radio Muqdisho ayaa sheegtay in ay wax u qabtaan bulshada Soomaaliyeed meelkasta oo ay ku noolyihiin, isla markaana Muqdisho ay ka hirgeliyeen xarun wax lagu baro carruurta agoonta ah.

Related posts

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

March 28, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Maxkamadda Sare ee JFS oo ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir

March 28, 2026

Nasro ayaa sheegtay in wax yaabaha ay qabtaan ay ka mid tahay ka qeyb qaadashada dhismaha xarumaha Cibaadada iyo gurmad u fidinta dadka dhibaateysan, iyagoo xustay inay jiraan ceel iyo xarumo kale oo ay goordhaw ka hirgelin doonaan meelo ka baxsan gobolka Banaadir.

Guddoomiyaha Jaaliyadda Xamar iyo Xamardaye ee dalka Sweden Nasro Xasan  Cali ayaa sheegtay in carruurta soo galootiga ku ah dalka Sweden ay ka caawiyaan baridda luuqadda iyo u fududeynta waxyaabaha lagama maar maanka ah ee ay u baahanyihiin. 

Nasro Xasan  Cali ayaa ugu dambeytii sheegtay inay hiigsanayso hadaf weyn oo ah sidii bulshada Soomaaliyeed ee dhibaateysan meelkasta oo ay joogaan ay wax ugu qaban lahaayeen, ayna qorsheynayaan xarumo hor leh oo loogu adeegayo bulshada oo ay ka hirgelin doonaan dalka.

Previous Post

Shariif Xasan oo oo codsaday in gurmad lala soo gaaro dadka abaartu saameysay+Dhageyso

Next Post

Wasaaraddaha difaaca ee dalalk Soomaaliya iyo Turkiga oo Kulan yeeshay.

Next Post
Wasaaraddaha difaaca ee dalalk Soomaaliya iyo Turkiga oo Kulan yeeshay.

Wasaaraddaha difaaca ee dalalk Soomaaliya iyo Turkiga oo Kulan yeeshay.

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

March 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Maxkamadda Sare ee JFS oo ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir

March 28, 2026
0

Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kama dambeys ah u ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir, oo...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo si adag u uga hadashay is doorashada sharci darrada ah ee ka dhacday Baydhabo

March 28, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas...

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

March 28, 2026
0

Wafdi ka socday shirkadda Akkon Lines ee dalka Türkiye ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay Dekedda Magaalada Muqdisho, waxaana...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In