Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Shaqooyinka

Jaamacadda Umadda oo soo bandhigtay Fursado Shaqo Halkaan ka Aqriso

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Shaqooyinka, Wararka
0
Jaamacadda Umadda oo soo bandhigtay Fursado Shaqo Halkaan ka Aqriso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

JAAMACADDA UMMADDA SOOMAALIYEED

Tartan jagooyin bannaan

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Waxay  jaamacadda  ummaddu  u  soo  bandhigaysaa  dhamaan  Ummaadda  soomaaliyeed  tartan

furan  oo  loo  galayo  jagooyin  ka  bannaan  jaamacada  ummadda  Soomaaliyeed.waxayna  kala

yihiin sidatan hoos ku qoran.

  1. Hormuudka kulliyadda Ingineeriyada (Dean Faculty of Engineering)
  2. Kaaliyaha xafiiska rektarkaimages

SHURUUDAHA LOOGA BAAHAN YAHAY HORMUUDKA KULLIYADDA ENGINEERIYADA:

  1. Waa inuu  yahay ugu  yaraan Master degree of engineering (Civil, electrical and  mechanical engineering)
  2. Waa inuu leeyahay khibrad maamul ugu yaraan 3 sano
  3. Waa inuu soo noqday bare jaamacadeed, leeyahayna 5 sano oo khibrad ah
  4. Waa inuu luqadda Englishka si fiican u yaqaan ku hadal, qoraal iyo akhrisba
  5. Waa in aysan da,diisu ka yareyn 35 sano
  6. Waa inuu leeyahay dad la shaqeyn (team worker)
  7. Waa inuu ku fiican yahay isticmaalka computerka
  8. Waa in uusan laheyn wax balwad ah

SHURUUDAHA LAGA DOONAYO KAALIYAHA XAFIISKA REKTARKA

  1. Waa inuu yahay ugu yaraan bachelor of administration (BA)
  2. Waa inuu  si  fiican  u  yaqaan  luqadaha  (Ingiriisiga  iyo  Carabiga  &    Somaliga)  ku  hadal  ,
  3. Qoraal, iyo akhrisba,
  4. Waa inuu aad ugu fiican yahay isticmaalka Computerka
  5. Waa in aysan da,diisu ka yaraan 25 sano
  6. Waa inuu leeyahay khibrad shaqo ugu yaraan 2 sano oo aqoontiisa la xariirta
  7. Waa in uusan laheyn wax balwad ah
  8. Waa inuu ku fiican yahay ilaalinta waqtiga
  9. Waa inuu leeyahay dad la shaqeyn(Team worker)

NB:  Araaji qabashadu waxaay bilabaneysaa 21/08/2016–27/08/2016

Wixii  faah  faahin  ah  lasoo  xiriir  Jaamacadda  Ummadda  Soomaaliyeed.  Columbia Rd Xamar

Weyne, Muqdisho Soomaaliya

Email:[email protected] /[email protected]

Tel: + (2521)866003   Mobile: +252615510155 +252616487318,

Tartan jagooyin bannaan JAMACADA UMMADDA

Previous Post

Wasiir Diini “Marxuum  Cali Samatar Wuxuu ahaa Hoggaamiye kaalin weyn ka soo qaatay Dhismaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed”.

Next Post

Taliyaha Hogaanka Canshuuraha ee Ciidanka Booliiska oo ka Tacsiyeeyay Geerida Marxuum Maxamed Cali Samatar

Next Post
Taliyaha Hogaanka Canshuuraha ee Ciidanka Booliiska oo ka Tacsiyeeyay Geerida Marxuum Maxamed Cali Samatar

Taliyaha Hogaanka Canshuuraha ee Ciidanka Booliiska oo ka Tacsiyeeyay Geerida Marxuum Maxamed Cali Samatar

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In