Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Japan oo agab difaac geyneysa Jasiirad u dhow Taiwan.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Wararka
0
Japan oo agab difaac geyneysa Jasiirad u dhow Taiwan.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wakaalladda Wararka Japan ayaa sheegtay maanta oo Talaado ah, in Wasaaradda Difaaca ay geyn doonto jasiiradda Yonaguni, agab difaaca gantaallada hawada, waxayna jasiiraddan Yonaguni ku taalla meel dhow Taiwan.
Wakaalladda oo soo xigatneysa Afhayeenka Wasaaradda Difaaca Takeshi Aoki, in daad-gureynta qeybta difaaca Gantaalada ay qeyb ka tahay ballaarinta Xeryaha ay ku sugan yihiin Ciiddanka Dhulka ee Japan, gaar ahaan Jaziiradda Yonaguni, oo ka tirsan Gobalka Okinawa.
Japan ayaa horaantii bishan, soo bandhigtay ciidankii ugu badnaa tan iyo dagaalkii labaad ee aduunka, iyadoo sida ay sheegtay 320 bilyan oo dollar ku doonaysa inay ku soo iibsato Gantaallo awood u leh inay garacaan Shiinaha.
Arrinkan ayaa sii kordhinaya xiisadda gobolka ka taagan, waxaana laga cabsi qabaa saasaantay isu badasho dagaal kale.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
Previous Post

Wafdi ka socda Jamhuriyadda Jabuuti oo soo gaaray Muqdisho.

Next Post

Wasiir Daa’uud “Garsoor hufan oo caddaalad ah waa aas-aaska dib u yegleelida dowlad Soomaaliyeed oo awood leh”.

Next Post
Wasiir Daa’uud “Garsoor hufan oo caddaalad ah waa aas-aaska dib u yegleelida dowlad Soomaaliyeed oo awood leh”.

Wasiir Daa’uud “Garsoor hufan oo caddaalad ah waa aas-aaska dib u yegleelida dowlad Soomaaliyeed oo awood leh”.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In