Friday, March 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jeneraal Tuuryare oo tababar u soo xiray cutub ka tirsan ciidanka Nabadsugidda(Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Jeneraal Tuuryare oo tababar u soo xiray cutub ka tirsan ciidanka Nabadsugidda(Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Hey’adda Nabadsugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaliya  Genaral C/raxmaan Maxamed Tuuruyare  ayaa tababar soconayay mudo bilooyin ah usoo xiray  boqallaal askari oo ka tirsan ciidanka NISA, dugsiga tababarka  Nuur Shirbow ee magaalaa Muqdisho.

Jeneraal C/raxmaan Maxamed “Tuuryare” Taliyaha hey’adda Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ayaa  ciidanka kula dardaarmay in ay u dhabar adeegan shaqada ay u haayan shacabka Soomaliyed.

Related posts

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

March 13, 2026
Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

March 13, 2026

Intaa kadib Gen. C/raxmaan Maxamed Tuuryare oo warbaahinta kula hadlay dugsiga tababarka ee Nuur Shirbow  ayaa  sheegay in ciidanka tababarka loo soo xiray ay ka hoowlgali doonan magaalada Muqdisho si ay ugu hortagaan dhagarta ay maleeshiyada UGUS u geysanaayan shacabka Soomaliyed.

Wuxuu tilmaamay in dhawaan  wax laga badali doono soo galitaanka  magaaloyinka dalka,  iyadoo  qofka muwaadinka ah ee soo galaya magaalada looga baahan yahay in uu iska diiwan galiyo xafiis yada hey ‘adaha amaanka  si uu noqdo shaqsi la hubo.

Jeneral Tuuryare ayaa ugu baaqay shacabka Soomaliyed iyo shirkadaha Isgaarsiinta ee bixiya Simkaarada in ay la socdaan cidda isticmaaleysa Simkaarada loo adeeg sado falalka amni darro, isagoo sheegay in lala xisaabtami doono shaqsiyaadka hubeysan ee dareeskla shacabka wata.

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Previous Post

Madaxweyne Xasan sheekh Maxamuud oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

Next Post

Wasiirka Diinta iyo Owqaafta oo u hambalyeeyay wiilka Soomaaliyeed ee ku guuleystay tartanka xifdinta Qur’aamka

Next Post
Wasiirka Diinta iyo Owqaafta oo u hambalyeeyay wiilka Soomaaliyeed ee ku guuleystay tartanka xifdinta Qur’aamka

Wasiirka Diinta iyo Owqaafta oo u hambalyeeyay wiilka Soomaaliyeed ee ku guuleystay tartanka xifdinta Qur'aamka

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

March 13, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka XFS, Maxamed Xaashi Carabey oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa ka warbixiyay sare u kaca...

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

March 13, 2026
0

Mas'uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay xaflad lagu maaamuusaayey maalinta caalamiga ah ee wacyigelinta cudurka biyaha indhaha...

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In