Thursday, February 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Diinta iyo Owqaafta oo u hambalyeeyay wiilka Soomaaliyeed ee ku guuleystay tartanka xifdinta Qur’aamka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Diinta iyo Owqaafta oo u hambalyeeyay wiilka Soomaaliyeed ee ku guuleystay tartanka xifdinta Qur’aamka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Diinta iyo Owqaafta ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali “Baqdaadi” ayaa u hambalyeeyay wiilka Soomaaliyeed ee ku guuleystay tartanka caalamiga ah ee xifdinta Qur’aanka Kariimka oo lagu qabtay dalka Kuweyt.

Wasiirka ayaa bogaadin iyo hambalyo farxadi ku dheehantahay u diray C/risaaq C/laahi Cali oo ah wiilka Soomaaliyeed ee ku guuleystay tartanka xifdinta Quraanka kariimka ee lagu qabtay dalka Kuweyt,  isagoo waalidiinta wiilkaasi ugu hambalyeeyay sida ay ugu dadaaleen wiilkooda.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

February 18, 2026
Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026

‘Waxaan aad iyo aad mahad ugu celinayaa wiilka Soomaaliyeed ee wasaradda Diinta iyo Owqaaftu ay Soomaaliya ka dirtay ee guushaan noo soo hooyay, waxaan leeyahay adduun iyo aakharaba ilaaheey kor hakuu qaado” ayuu yiri Wasiirka Diinta iyo Owqaafta  C/qaadir Sh. Cali Baqdaadi.

Wasiirka ayaa ku boorriyay waalidiinta Soomaaliyeed iney ku dadaalaan waxbaridda caruurtooda, isagoo ammaan iyo ducaba u jeediyay waalidiinta C/risaaq C/lahi Cali.

Previous Post

Jeneraal Tuuryare oo tababar u soo xiray cutub ka tirsan ciidanka Nabadsugidda(Sawirro)

Next Post

Su’aal ama fikir soo weydii wasiirka wabarashada oo marti ku ah barnaamijka kulanka Todobaadka

Next Post
Su’aal ama fikir  soo weydii wasiirka wabarashada oo marti ku ah barnaamijka kulanka Todobaadka

Su'aal ama fikir soo weydii wasiirka wabarashada oo marti ku ah barnaamijka kulanka Todobaadka

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

February 18, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa si rasmi ah caawa u daah-furay tartan...

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
0

Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac ayaa deeq raashiin afur ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Gobolka Banaadir,...

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026
0

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdillahi Bidhan Warsame, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda...

Wasiirka Amniga XFS oo Safiirka Turkiga kala wareegay qalab ciidan

Wasiirka Amniga XFS oo Safiirka Turkiga kala wareegay qalab ciidan

February 18, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah uga kala wareegay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In