Monday, April 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

joojinta Gudniinka Fircooniga iyo Guurka qasabka ah oo laga hadlay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasaaaradda Caafimaadka oo caddeysay in Soomaaliya aan laga helin kiiska Cudurka Ebola
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan kaan looga hadlayay sidii bulshadu iskaga kaashan lahayd joojinta Gudniinka fircooniga ah iyo Guurka qasabka ah ee Dumarka waxaa soo qaban qaabisay Hay’adda Gispo oo kaashaneysa hay’adda UNICEF oo Carruurta u qaabilsan QM waxaana  ka qayb galay  Culimaa’udiin iyo Haween.

Kulanka ayaa waxaa ka qayb galayaashu ay isku dhaafsadeen fikrado kala duwan sidoo kale Culimada ayaa su’aalo laga weydiiyay shareecada Islaamku  waxa ay ka qabto Gudniinka fircooniga iyo Guurka qasabka ah.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026

Ugu dambeyntii waxaa dooda ka soo baxday in meel looga soo wada jeesto sidii loo jooji lahaa Arrimihii laga soo hadlay, Qaar ka mid ah Culimadii ka qayb gashay kulankaas ayaa ka hadlay Muhiimadda ay leedahay joojinta Gudniinka fircooniga ah.

Cabdullaahi Xasan Sheekh oo ka mid ah Mas’uuliyiinta Hay’adda kulanka  qabatay ayaa sheegay in muhiimadda kulankaan uu ahaa sidii bulshada loo Fahamsiin lahaa joojinta Gudniinka Fircooniga ah.

Previous Post

Madaxweynaha Jabuuti oo Cambaareeyay Weerarkii shalay Kooxda shabaab ay ka Geysteen Magaalada Muqdisho

Next Post

Wasaaradda Maliyadda oo shaacisay in la dhimayo Muushaaraadka Shaqaalaha Dowladda

Next Post
Wasaaradda Maliyadda oo shaacisay in la dhimayo Muushaaraadka Shaqaalaha Dowladda

Wasaaradda Maliyadda oo shaacisay in la dhimayo Muushaaraadka Shaqaalaha Dowladda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

Midowga Africa oo si adag  uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

Midowga Africa oo si adag uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Midowga Afrika ayaa si adag uga horyimid safiirka ay Israa'iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland,tallaabadaas oo dhalisay hadal-hayn siyaasadeed...

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Cali...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In