Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jowhar oo howlgal amniga ah laga sameeyey

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Jowhar oo howlgal amniga ah laga sameeyey
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidammada ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa howlgallo ammaanka lagu xaqiijinayo ka sameeyey degmada Jowhor ee xarunta gobolka Shabeellada Dhexe, kaas oo qeyb ka ah qorshaha maamulka gobolkaasi ee dhanka nabad-galyada.

Ciidammada ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa baaritaanno ka sameeyey xaafadaha ay ka kooban tahay degmada Jowhar sidoo ciidammada ayaa baarayey waddooyinka, gaadiidka dadweynaha iyo kuwa gaarka loo leeyahay iyo dadka caadiga waddooyinka u isticmaalayey, saraakiisha howlgalkaasi hoggaamineysay ayaa sheegay in u jeedada laga leeyahayna ay tahay in amniga lagu xasiliyo, muhiimna ay tahay in dadweynaha ay qeyb ka qaataan nabadda.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Guddoomiye ku xigeenka dhinaca arrimaha Bulshada iyo amniga ee gobolka Shabeellada Dhexe Axmed Meyre Makaraan, ayaa howlgalkaasi kaddib warbaahinta Qaranka si gaar ah ula hadlay una sheegay in maamulka gobolka ay ka go’antahay in la xoojiyo xasiloonida amni ee guud ahaan gobolka, waxa uu intaa raaciyey in ciidamada ammaanka ay sii wadi doonaan howlgalladan, hasa yeeshee shacabka ay ka codsanayaan in ay la shaqeeyaan ciidammada isla markaana ay dulqaad muujiyaan.

Dhinaca kale Mudane Axmed Meyre Makaraan, ayaa yiri “waxaan ku dadaali doonaa sidii arrimaha wax soo saarka gobolka kor loogu qaadi lahaa oo la isugu xiri lahaa shacabka iyo maamulka gobolka, si loo sameeyo iskaashi wadajir ah oo ku saleysan wax wada qabsi horumar leh.

Previous Post

Wasiirrada Arrimaha Dibedda Somalia iyo UAE oo kulmay.+Sawirro.

Next Post

Madaxweynaha oo kulamo la yeeshay ergooyinka shirka dib u heshiinta Dhuusamareeb(Sawirro)

Next Post
Madaxweynaha oo kulamo la yeeshay ergooyinka shirka dib u heshiinta Dhuusamareeb(Sawirro)

Madaxweynaha oo kulamo la yeeshay ergooyinka shirka dib u heshiinta Dhuusamareeb(Sawirro)

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In