Tuesday, March 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kenya oo lacago duldhigtay 8 ka tirsan argagixisada Al-shabaab

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Kenya oo lacago duldhigtay 8 ka tirsan argagixisada Al-shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

War ka soo baxay Laamaha ammaanka Dalka Kenya ayaa lagu sheegay in ay jiraan rag tiradooda ay gaareyso ilaa 8 qof ย oo ka tirsan Argagixisada Alshabaab, kuwaasi oo qorsheynaya in ay weeraro ka geystaan gudaha dalka Kenya.

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in dadkan la baadi goobayo midkasta oo kamid ah ย Madaxiisa la duldhigay laba Milyan lacagta Kenyanka ah oo u dhiganta 20,000$, oo la siin doono cidii gacanta ku soo dhigta ama meel ku sheegta,si ay ciidamada ammaanku ay gacanta ugu soo dhigaan.

Related posts

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐ก๐š๐๐š๐ฅ ๐ค๐š ๐ฃ๐ž๐ž๐๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐๐š๐ง๐ค๐š  ๐”๐Š ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฌ๐ก๐š๐š๐œ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐š ๐’๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐š๐๐๐š ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐คa

March 10, 2026
Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara, Nigeria.

Safaaradda Soomaaliya ee Yemen oo dib u bilaabeyso bixinta adeegyada baasaboorkaย 

March 10, 2026

Wareegto uu soo saaray Taliyaha Ciidanka Booliska dalka Kenya waxa uu ku sheegay raggan in aydoonayaan in ย howlo Argagixiso ka geystaan gudaha dalka Kenya, lagana hortagayo.

Sideeda qof oo lala xiriirinayao Maleeshiyada Alshabaab oo ay Ciidamada Kenya ay ku daba jiraan ayaa waxa ay kala yihiin Isaaq Caliyow Maxamed, Raxiim Maxamed Sheekh, Bashiir Xareed Xuseen, Bshiya Aadan Cusmaan Kulu, C/rashiid Ibraahim Aadan Cusmaan, Siyaad Ibraahim C/laahi, Cabdi Maxamed Ibraahim iyo Maxamed Maxamuud Maxamed,kuwaasi oo madaxyadooda la duldhigay lacago aad u farabadan.

Booliska ayaa shacabka ka dalbaday in Ciidamada Booliska ay u gudbiyaan wixii xog ah oo ay ka hayaan raggan oo sawiradooda lagu baahiyay, si loo soo qabto sharcigana loo horgeeyo.

Afhayeenkaย  Booliska Wadanka Kenya ayaa sheegay in shaqsiyaadka la baadi goobayo ay ku dhuumaaleysanayaan degaano ka tiran Gobolka Waqooyi Bari oo ay ka mid yihiin Khadiija Xaaj iyo Qumbi-dhaam, doonayaana in ay geystaan falal ka baxsan amniga.

Previous Post

Tartanka orodka gaaban oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho+ Sawirro

Next Post

Duqa Muqdisho oo ka hadlay waxqabadka maamulkiisa

Next Post
Duqa Muqdisho oo ka hadlay waxqabadka maamulkiisa

Duqa Muqdisho oo ka hadlay waxqabadka maamulkiisa

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐ก๐š๐๐š๐ฅ ๐ค๐š ๐ฃ๐ž๐ž๐๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐๐š๐ง๐ค๐š  ๐”๐Š ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฌ๐ก๐š๐š๐œ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐š ๐’๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐š๐๐๐š ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐คa

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐ก๐š๐๐š๐ฅ ๐ค๐š ๐ฃ๐ž๐ž๐๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐๐š๐ง๐ค๐š ๐”๐Š ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฌ๐ก๐š๐š๐œ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐š ๐’๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐š๐๐๐š ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐คa

March 10, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo uu wehliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa sheegay...

Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara, Nigeria.

Safaaradda Soomaaliya ee Yemen oo dib u bilaabeyso bixinta adeegyada baasaboorkaย 

March 10, 2026
0

Safiirka JF Soomaaliya ee dalka Yemen Danjire Cabdixakiim Maxamed Axmed oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Gobolka...

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad โ€œSAWIRROโ€

March 9, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฅ๐š ๐ช๐š๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku booqday Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In