Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kenya oo mudda sanada dib u dhigtay Imtixaanada Dugsiyada sababa la xiriira COVID-19

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Kenya oo mudda sanada dib u dhigtay Imtixaanada Dugsiyada sababa la xiriira COVID-19
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Waxbarashada Kenya, George Magoha ayaa maanta oo Salaasa ah ku dhawaaqay in imtixaanka Qaranka dalkaasi, aanu qabsoomaynin sanadkan sababa la xiriira cudurka saf-marka Covid-19 oo dadka uu ku dhacayo oo kordhay.

Wasiirka ayaa sheegay in ardada Standard 8(Dugsi Dhexe) iyo Form Four(Dugsiga Sare) aysan u fariisin doonin imtixaanka ay ahady in ay galaan sannadka, taasi bedelkeeda ay Imtixaankaas geli doonaa sanadka 2021-ka.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026

Wasiirka ayaa sidoo kale faray Jaamacadaha doonaya in furayaan, ay raacaan awaamiirta iyo talooyinka wasaarada Caafimaadka.

Kenya ayaa diiwaan-gelisay 8067 ruux oo Cudurka Saf-marka ee COVID-19 uu ku dhacay, waxaana u dhintay 164 ruux halka 2,414 ay ka soo bodsadeen, waxana aad u korortay tirada uu ku dhacayo dadka dalkaasi beryahan dambe iyadoo maalin kaliya oo ah bishan July 4-teeda la diiwaan geliyey 389 ruux.

Tani ayaa imaaneysa maalin kadib markii uu Madaxweynaha dalkaasi Uhuri Kenyatta qafiifay xayiraadihii sarnaa magaalooyinka waaweyn ee dalkaasi siiba Niarobi, Mombasa iyo Mandhere.

Tags: Kenya oo mudda sanada dib u dhigtay Imtixaanada Dugsiyada sababa la xiriira COVID-19
Previous Post

Wasaaradda Shaqada oo Fartay in shaqaalaha Dowladda  ay dib ugu soo laabtaan Shaqadooda

Next Post

Beeraleyda Gobolka Mudug oo billaabay Wax soo-saarka Khudaarta Noocyadeeda Kala duwan+sawirro

Next Post
Beeraleyda Gobolka Mudug oo billaabay Wax soo-saarka Khudaarta Noocyadeeda Kala duwan+sawirro

Beeraleyda Gobolka Mudug oo billaabay Wax soo-saarka Khudaarta Noocyadeeda Kala duwan+sawirro

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In