Wednesday, July 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Shaqada oo Fartay in shaqaalaha Dowladda  ay dib ugu soo laabtaan Shaqadooda

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Shaqada oo Fartay in shaqaalaha Dowladda  ay dib ugu soo laabtaan Shaqadooda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo ka duuleysa dib u eegidda lagu sameeyay xannibaadaha jira ee lagula tacaalayay faafidda cudurka COVID-19, isla markaana tixraacaysa go’aankii golaha wasiirrada ee Khamiis 2 Luulyo ee ku saabsanaa sidii si taxadar leh dib loogu soo laaban lahaa goobaha shaqada, ayaa waxaa la farayaa shaqaalaha dowladda iney dib uga soo howl galaan goobahooda shaqada laga billaabo 08 Luulyo 2020.

Si looga taxadarro faafida Caabuqa COVID-19 loona ilaaliyo dab-qabka iyo Caafimaadka goobaha Shaqada, waxaa la farayaa Madaxda Hay’adaha Dowladda Arrimahan soo socda;

Related posts

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

July 28, 2026
Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

July 28, 2026

1- U hoggaansanka farriimaha iyo tallooyinka ay bixinayaan saraakiisha Wasaaradda Caafimaadka.

2- Dhowridda kala fogaanshaha ilaa 2 mitir, goobaha shaqadana leeyihiin meelo dhowr ah oo laga galo iyo kuwa laga baxo oo kala duwan, iyo qolalka waqtiga nasashada qaabkooda oo la waafajinayo hannaanka ka hortagga fayruska.

3- Nadaafadda oo xoogga la saaro, iyadoo si gaar ah loo nadiifinayo musqulaha iyo waxyaabaha inta badan la taabto sida albaabada iyo khaannadaha.

4- In Shaqaalaha lagu dhiirrigeliyo u soo lugeynta shaqada intii macquul ah, isla markaana iney ka taxadaraan gaadiid raacidda waqtiyada saxmadda darran jirto.

  1. Shaqaalaha da’da ah (ka wayn 60 sanno) iyo kuwa xaaladda caafimaad darran qaba iney xilligan guryahooda ku gutaan waajibaadkooda shaqo.
  2. Waa in loo dejiyaa shaqaalaha jadwal ku dhisan xilligaan Covid-19 oo qayb qayb maalmo dhaaf u shaqo gelayaan ama loo kala qeybiyaa kuwa shaqeeya Sabti ilaa Isniin, Talaado ilaa Khamiis.
Tags: Wasaaradda Shaqada oo Fartay in shaqaalaha Dowladda  ay dib ugu soo laabtaan Shaqadooda
Previous Post

Wasiir Bayle oo Shir Guddoomiyay Kulanka  Hormarinta Maaliyadda Dalka+Sawirro

Next Post

Kenya oo mudda sanada dib u dhigtay Imtixaanada Dugsiyada sababa la xiriira COVID-19

Next Post
Kenya oo mudda sanada dib u dhigtay Imtixaanada Dugsiyada sababa la xiriira COVID-19

Kenya oo mudda sanada dib u dhigtay Imtixaanada Dugsiyada sababa la xiriira COVID-19

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

July 28, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Kenya, Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle, oo uu wehliyo Safiir Ku-xigeenka Safaaradda, Mudane Mukhtaar Mahad...

Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa kulan laba geesood ah...

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka  Diblomaasiyadda

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadda

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa kulan laba geesood ah...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta wadahadal dhinaca taleefanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In