Wednesday, July 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Bayle oo Shir Guddoomiyay Kulanka  Hormarinta Maaliyadda Dalka+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Wasiir Bayle oo Shir Guddoomiyay Kulanka  Hormarinta Maaliyadda Dalka+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Dr Cabdirxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta shir guddoomiyaya kulanka hormarinta maaliyadda dalka oo hab muuqaalka ku qabsoomay,waxaana ka qeyb ka ahaa hay’adda lacagta aduunka ee IMF iyo World Bank.

Wasiir Bayle ayaa sheegay in kulanka maanta ay uga wadahadleen waxyaabahii usoo qabsoomay dowladda dhinaca dib-u-habeynta maaliyadda dalka.

Related posts

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

July 28, 2026
Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

July 28, 2026

“Waxa aan maanta shir Gudoomiyay kulankii billaha ahaa ee #FGC oo aan uga hadalnay horumarka Maaliyadda iyo waxii inooga qabsoomay dib-u-habeynta Maaliyadda.

Wasiirka maaliyadda ee xukumadda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa waxa uga mahadceliyay hay’adaha dhaqaalaha aduudka ee shirka qeyb galay sida IMF iyo World Bank sida ay ugarab taaganyihiin dowladda Soomaaliyeed oo haatan dib u kabasho ku jirto.

Ugu dambeyn Wasiirka Maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle waxa uu sheegay in hay’addaha dhaqaalaha ee IMF iyo World Bank ay taageereen nidaamka ay dowladda Soomaaliyeed ku habeyneyso dhalaaha dalka.

Tags: Wasiir Bayle oo Shir Guddoomiyay Kulanka  Hormarinta Maaliyadda Dalka+Sawirro
Previous Post

Ammaanka magaalada Dhuusamareeb oo si weyn loo adkeeyey

Next Post

Wasaaradda Shaqada oo Fartay in shaqaalaha Dowladda  ay dib ugu soo laabtaan Shaqadooda

Next Post
Wasaaradda Shaqada oo Fartay in shaqaalaha Dowladda  ay dib ugu soo laabtaan Shaqadooda

Wasaaradda Shaqada oo Fartay in shaqaalaha Dowladda  ay dib ugu soo laabtaan Shaqadooda

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

July 28, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Kenya, Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle, oo uu wehliyo Safiir Ku-xigeenka Safaaradda, Mudane Mukhtaar Mahad...

Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa kulan laba geesood ah...

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka  Diblomaasiyadda

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadda

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa kulan laba geesood ah...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta wadahadal dhinaca taleefanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In